MCC Somali TV

MCC Somali TV

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from MCC Somali TV, New York, NY.

MCC Somali TV – Modern Community Channel
MCC Somali TV waa madal warbaahineed casri ah oo diiradda saarta wararka bulshada, arrimaha siyasadda, iyo wacyigelinta dadweynaha.

08/07/2026

Afar askari oo ka tirsan Ciidanka Somaliland ayaa caawa fiidkii dhaawacyo kasoo gaadheen kadib markii bam-gacmeed ay siteen uu ku qarxay.

Ciidamadan ayaa hadda la keenay Cisbitaalka Guud ee Magaalada Hargeysa si loogu dabiibo dhaawacyada soo gaadhay.

Ilaa hadda, ma jirto wax dhimasho ah oo la xaqiijiyey. Hase yeeshee, mid ka mid ah ciidamada ayaa lug ka go’day, halka askari kale uu soo gaadhay dhaawac culus

08/07/2026

Ciidamada cusub ee Kumaandooska GorGor XDS gaar ahaan G,21 ee ciidamada Xoogga Dalka.

Guuuuuuuul XDS πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·

08/07/2026

Hay'adda NISA oo soo saartay War-saxaafadeed ay ku faah-faahisay howlgal lagu qabtay horjooge ka tirsan AS.

08/06/2026

DEG DEG: Ururka Horumar iyo Midnimo Qaran (NPU) ayaa si rasmi ah u muujiyey Taageerada ay u hayaan Musharaxa Guddoomiyaha Baarlamaanka Cabdiqaadir Maxamed Nuur Jaamac.

08/05/2026

Warbixin: Dhulkii gantaalaha ee suuqa xolaha

08/05/2026

DEGDEG" Hubkii Asad Diyaana Muqdisho ka dhiibay oo uu Deni maanta xoog ku qabsaday ceebtii ugu weyneed ee Hassan Sheikh ka raacday Punland mala socotaan?

08/05/2026

DEG DEG: Dowladda Soomaaliya ayaa tacsi u dirtay Itoobiya, kaddib dhul-go’ ka dhashay roobab culus oo ka dhacay gobolka Amxaarada, kaas oo sababay dhimasho iyo dhaawac.

08/05/2026

DEG DEG: Ciidankii Puntland oo gudaha u galey xerada ciidanka PSF ee garabka DFS .

Askari ka soo dhex hadlaya oo qirayaa Arintaas.

08/04/2026

DEG DEG: Golaha Mustaqbalka ayaa si adag u cambaareeyay hubka iyo ciidamada uu ku daad gureynayo Magaalada Gaalkacyo oo tobankii sano ee lasoo dhaafay amni ahayd.

08/04/2026

Diyaaradaha casriga ah ee Ciidanka Qaranka πŸ‡ΈπŸ‡΄ to the 🌎

Want your school to be the top-listed School/college in New York?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address

New York, NY