24/06/2022
Tatababarka wuxuu ku kusaabsanaa qodobada hoos ku qoran 1.soo xulida macalimiinta tababarada iskaashiga 2. Aqoon iswaydarsiga macalimiinta kuliyada iyo macalimiinta tababarada iskaashiga dhanka TTLMKA 3. Kaydinta xogta ardayda gudaha industry. 1. Qorshaha macalimiinta 2. Imtixaanka ardayda practical ee uu qaaday macalimiinta industry trainers 3. Lawadaagida xogta ardayda ogahay qusayso
24/06/2022
Tatababarka wuxuu ku kusaabsanaa qodobada hoos ku qoran 1.soo xulida macalimiinta tababarada iskaashiga 2. Aqoon iswaydarsiga macalimiinta kuliyada iyo macalimiinta tababarada iskaashiga dhanka TTLMKA 3. Kaydinta xogta ardayda gudaha industry. 1. Qorshaha macalimiinta 2. Imtixaanka ardayda practical ee uu qaaday macalimiinta industry trainers 3. Lawadaagida xogta ardayda ogahay qusayso
20/04/2022
Jarati tvet college graduated 338 students in academic year of 2014 e.c in hole of conference
The ceremony were participants the administrations of afder zone and special waredas
Students were rewarded those are first rang and second rang third rang
So we say congro congro
25/02/2022
Jarati tvet college department
Departments:- animal production marketing management
Practical for job training
In the college demonstration lap 1
24/02/2022
Practical for job training department animal production marketing management
Project name:- animal vaccination
In campaign at distance for 11 km place near jarati district trainees ara doing each action on training
19/02/2022
Jarati tvet college of technology engineering and science
College deanAto: abdirashid mahamed abdi (ina qombar) and Somali regional state president Ato: musdafe mahamud omer
Meet centre of the harderd technology copying and innovations ceremony for Somali regional state at jigjiga polytechnic college compus
Ato: abdishiid shaw the president college production and president very excited college production and say continue exercising production in order to produce move enough tools and machines for trainers innovations 2014 year up to 2050 tvet forecasting years
19/02/2022
Somali regional state
Minister of the skills and job creation bareou
Ato:xussien Ahmed Gayd
Making consultation with three African continent countries director with world bank
To shaw somali regional state resources and technical experts for 13 regional colleges production of the harderd technology coping and new innovations
19/02/2022
Dawlada deegaanka soomaali
Xukumada taladeeda daadihisa ayaaa wada dadaalo ay saro oogu qaadayso in ay bulshada kudhaqan deegaanka soomaali inay noqoto mid kutiirsan habdhaqankeeda noolaleed mid ay iyadu soo saarato
Xukumadoo kaduulaysa qurshayaashii at udajisay hormarinta xirfadaha iyo shaqa-abuurka ayaa waxaa maanta lugu qabatay bandhig carweed aad loosoo abaabulay also lugu santayana magaalada jigjiga xarunta kuliyada polytechnic jigjiga
Bandhigani waa kasoo qabgalayey dhamaan kuliyadaha deegaanka oo soo bandhigahay wax soo saarkooda kuliyad waliba
Waxaana kasoo qayb galay masuuliyiinta DDS oo uu horkacayey madexwaynaha dawlada deegaanka soomaali mudane musdafe mahamud cumar iyo wasiirka xafiiska xirfadaha iyo shaqa-abuurka mudane Hussein Ahmed gaydh
Waxaa kasoo kasoo qabgalay masuulka uqaabilsan sadeda warden ee Ethiopia Kenya Eritrea bank aduunka
08/02/2022
Regional bureau and somali regional technical colleges come to meeting at jigjiga polytechnic college compus as kindly jigjiga polytechnic college held on honourable dinner to respect the whole deans of colleges this meeting is main participants for minister of skills and job creation bareou
Ato:- Hussein Gaydh Ahmed
and this meeting about consultation for how to develop the skills and brought the market well trained manpower that can resist the dynamic of marketing and situation changing for life style
23/01/2022
Qalinjabinta ardayda tababarada gaagaaban ee sanada 2014 ee kuliyada jarati tvet college
Ardaydan ka qalinjabinayso kuliyada tacliinta xirfadaha farsamada iyo sayniska ee jarati waxaa ay barteen xirfadaha iyo farsamooyinka kala duwan ee ay kuliyadu bixiso
Waaxaha oo kakooban:-
1. Waaxda:- ICT
2.waaxda:- building electrical installations
3.:- waaxda:- building construction technology
4. Waaxda:- manufacturing technology
5. Waaxda:- automotive engine services
6. Waaxda:- animal healthcare services
7.waaxda:- garment (barashada harqaanka)
Ardaydan qalinjabintoooda waxaa kasoo qaybgalay dhamaan mamulka gobalka iyo mamulka degmooyinka gobalka ee ay ardaydu kasoo xaroodeen iyaga oo ka maamul ahaan ardayda ula dardaarnay in ay xirfadaha yihii aasaaska noolasha bini aadamka una balan qaaday in ay ka hawlgaliyaan fursadaha shaqo ee degmooyinka ka jira
Kuliyada tacliinta xirfadaha farsamada iyo sayniska ee jarati
Qalinjabinta ardayda tababarada gaagaaban ee sanada 2014
Hambalyo hambalyo hambalyo
23/01/2022
Qalinjabinta ardayda tababarada gaagaaban ee sanada 2014 kuliyada tacliinta xirfadaha farsamada iyo sayniska ee jarati