03/29/2026
📖 Ma rabtaa adiga ama qof aad jeceshahay inuu si sax ah u akhriyo Qur’aanka?
Qof badan maanta wuxuu la dhibtoonayaa:
Inuu si sax ah u akhriyo Qur’aanka
Hingaad (akhriska xarafka) oo daciif ah
Wakhti la’aan uu ku tago dugsi ama macalin
Laakiin xal fudud baa jira 👇
Waxaan bixinaa casharro toos ah (LIVE) oo WhatsApp call ah ama teams
✔️ Meel kasta oo aad joogto
✔️ Wakhti kuu fudud
✔️ Cashar si tartiib ah laguugu fahamsiinayo
✔️ Macalin kuu dulqaadanaya ilaa aad ka fahanto
💡 Haddii aad tahay qof doonaya inuu Qur’aanka barto
đź’ˇ Ama aad rabto in aqoontaada akhris korodho
👉 Tani waa fursad aad ku bilaabi karto maanta
🌙 Qur’aanka barashadiisu waa iftiin iyo guul adduun & aakhiro
📲 Nala soo xiriir hadda
oo ku bilow safarkaaga barashada Qur’aanka si fudud oo raaxo leh
+252 9189168