08/27/2026
caruurta ee al itmaam academy ❤️📚
Tarbiyada dhabta ahi waxay ka bilaabataa carruurnimada…
Marka aad aragto ardaydeenna oo si kalsooni leh u akhrinaya Ataxiyyaadka, ha u arkin oo keliya erayo ay xifdiyeen; waa mid ka mid ah miraha tarbiyada, baridda Sunnada iyo ku barbaarrinta ubadka diinta iyagoo yar-yar. 🤍
Waxaan doonaynaa in ardaygeennu uusan noqon mid wax yaqaan oo keliya, balse uu noqdo ilmo leh akhlaaq wanaagsan, edeb, xushmad iyo ku-dhaqanka waxa uu baranayo.
🌸 Waxbarasho tayo leh iyo tarbiyo hagar la’aan ah—waa waxa aan ubadkeenna ku beerno maanta, si ay berri u noqdaan jiil wanaagsan oo bulshada anfaca.
أكاديمية الإتمام… حيثُ يجتمع التعليم بالتربية، والعلم بالأخلا