MoHamed Hassan CiiLmooge

MoHamed Hassan CiiLmooge

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from MoHamed Hassan CiiLmooge, Toronto, ON.

10/10/2021

🎒YeeLo Haami Aad U Fog Si aad Naftada Oogi Dirqisid Inay Rumayso Riyooyinka nolashaada♨️💯

🍁Si aad U Xaqiijisid Yoolka Ad ka Leedahay Nolashaada Waa Inad U Samirta Hagar-Damada Ka Hor imanayo🌅

🍎Ha ujoojin Hadafkaaga Kuwa kaa Tagay Adigoo Ubahan Hana Niyad Jabin ilaa Ad ka dhabbayso Ama ad ka Xaqiijisid Hadafkaaga🎇🌍💖

10/07/2021

Xikmado Cajiib ah

Hadafka Ugu Wayn E Qof kasta Nolasha Kaleehay wa inuu Guulaysta Balse waxa kaliya Guulaysto ku Aaminsan allah

Qiimaha farxadu lama Garteen hadaysan jirin Murug qofka nolashiisa ka dhigta Mid madoow oo ad U khadhaadh

ha siinin kalgacal iyo wanaag kuwa aan uqalmin inay sii jogan qayb kamid ah nolashada balse u same xalfad ad ku sagootinaysid iyag

08/15/2021

Cajiipa
●NaFtaada Ku Dhiirigali Inad Tahay Qofka Kaliya Ee Nolazhiiza Kor U Qaadi kara Hoosna U Dhigi Kara

○ Si Kasta Oo Nolashu kaga Hortimaado Ha Niyad Jabin Hana isdhiibin Nolashu waxay Qurxoon Tahay Marka Eepe Ku Xirto Talana Saarato allah

•Waqtigu Waa shayga Uga Qalizan E an Marnapa Zo Lapan Haku Lumin Waqtigaga Meel anan Haboonen Hana U isTicmalin Si Khaldan

08/14/2021

Mahadasho waxayse Soo Bandhigtaa Iftiin Qurxoon sidoo Kale Dadka Aqoonta Leh MaaHa inay Buunbuniyan Aqoontooda balse wa inay aqontoodu So Bandhigtaa Waxqabadkooda
Thanks For ur following page wxan ku bandhigi Doona Qoraalo ku dhiirigaliya fadlan like saar

08/14/2021

Waad Ku Mahad santahay sida ad Follow u dhahday pageka 🙏🙏

MoHamed Hassan CiiLmooge Send a message to learn more

Want your school to be the top-listed School/college in Toronto?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Culinary Team

Attire

Telephone

Website

Address

Toronto, ON