Haji Salad Schools

Haji Salad Schools To improve the quality of learners
To promate student's skills and knowldege
To Encourage the students and teachets

Maalintii labaad waxaa socda imtixaanka k**a dameysta kalka labaad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026.
09/05/2026

Maalintii labaad waxaa socda imtixaanka k**a dameysta kalka labaad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026.

Taariikhda 3/5/2026 Maalinta : Axad Ardayda fasalka 4aad ee dugsiga sare ee Haji Salaad ayaa Aflaxad abaal marin ah u sa...
03/05/2026

Taariikhda 3/5/2026
Maalinta : Axad
Ardayda fasalka 4aad ee dugsiga sare ee Haji Salaad ayaa Aflaxad abaal marin ah u sammeeyay barayaasha dugsiga sare oo ah
"Macalin Mahadsanid"
Xaflada waxaa ka soo qeyb galay Garoosaraha maxk**ada derejada kowaad ee Gobalka Bari Garyaqaan Abdikariim Siciid Yuusuf (Khoosim) oo ahaa ardaydii dugsiga Xaaji salaad dhammeeyay sanadkii 2017kii, sidoo kale waxaa ka soo qayb galay gudoomiyaha waxbarashada degmada Mudane Abdicasiis Ismaciil
Iyo xildhibaanadda golaha deegaanka.

Jadwalka imtixaanka kalka labaad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026
27/04/2026

Jadwalka imtixaanka kalka labaad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026

Eid Mubarak
20/03/2026

Eid Mubarak

Fasax ciidul fidriga
18/03/2026

Fasax ciidul fidriga

..............Ogaysiis Fasax.....................Dhammaan Ardayda،Macallimiinta iyo hawlwadeenadda Iskuulka Xaji Salaad ...
02/03/2026

..............Ogaysiis Fasax.....................

Dhammaan Ardayda،Macallimiinta iyo hawlwadeenadda Iskuulka Xaji Salaad Carmo waxa lagu wargelinayaa in Maalinta berri ah ay tahay Maalin Roob-doon ah ,sidaas darteedna iskuulku uu fasax yahay.

Salaadda Roob-doonta waxa lagu tukan doona musalaha magalada Carmo .waxaan rajaynaynaa in laga soo qayb galo.

Alle waxaan waysiisanaynaa Raxmad khayr qabta.

warfaafinta dugsiga Xajisalaad

Dugsiga Haji Salad Schools  Qeybta Daarta oo shalay abaalmarino la' gudoonsiiyay ardaydii kaalmaha h**e ka gashay imtixa...
19/02/2026

Dugsiga Haji Salad Schools Qeybta Daarta oo shalay abaalmarino la' gudoonsiiyay ardaydii kaalmaha h**e ka gashay imtixaanka kalka kowaad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026.
Sidoo kale waxaa la soo gabagabeeyay tartankii aqoon kaal ee dugsiga ka socday ,waxa ay guushu raacday fasalka 3aad .

17/02/2026

Beratan Cilmiyeed Loogu Magac Daray (Aqoon-kaal) Oo Kasocday Maalmihii Lasoo Dhaafay Dugsiga Xaaji Salaad Qaybtiisa Qur,aanka Kariimka Ah Ayaa Maraya Meel Gabo Gabo Ah.
Ujeedka Tartankan Ayaa Loogu Talo Galay In Ardayda Lagu Dhiirigeliyo Aqoonta Laguna Damaadshiidyo Farxad Iyo Rayrayn

17/02/2026

Ardayda kaalmaha h**e ka galay imtixaankii kalka kowaad ee Sanad dugsiyeed 2025/2026.

16-02-2026 | IsniinMaanta Dugsiga Sare ee Xaaji Salaad – Carmo waxaa si rasmi ah loogu qabtay xafladda abaal-marinta Ter...
16/02/2026

16-02-2026 | Isniin

Maanta Dugsiga Sare ee Xaaji Salaad – Carmo waxaa si rasmi ah loogu qabtay xafladda abaal-marinta Term-ka 1-aad, taas oo lagu bogaadinayey ardaydii ku guuleysatay waxbarashada iyo dadaalka muuqda ee ay muujiyeen.

Xafladda waxaa ka soo qayb galay:
• Guddoomiyaha Degmada Carmo,
• Guddoomiyaha Waxbarashada,
• Xildhibaano,
• iyo Maamulka dugsiga,

kuwaas oo dhammaantood adkeeyay muhiimadda ay leedahay in la dhiirrigeliyo ardayda, lana xoojiyo tayada waxbarashada.

Tartanka Qeybta Daarta Bariga Haji Salad Secondary School CARMO ee aqoon kaal
11/02/2026

Tartanka Qeybta Daarta Bariga Haji Salad Secondary School CARMO ee aqoon kaal

Endereço

Near At Dowlda Hoose Degmada Carmo
Carmo Da Mata, MG

Telefone

+252907791020

Notificações

Seja o primeiro recebendo as novidades e nos deixe lhe enviar um e-mail quando Haji Salad Schools posta notícias e promoções. Seu endereço de e-mail não será usado com qualquer outro objetivo, e pode cancelar a inscrição em qualquer momento.

Atalhos

Compartilhar