مؤسسة إبن الجزري لتعليم القرآن وعلوم الشرعية والمادية

  • Home
  • Bulgaria
  • Buhovo
  • مؤسسة إبن الجزري لتعليم القرآن وعلوم الشرعية والمادية

مؤسسة إبن الجزري لتعليم القرآن وعلوم الشرعية والمادية Buuhoodle

waxaa la ogaysinayaa bulshda in lafurayo qaybtii 2aad ee muasaada ibnu jasari lagana furayo aaga iskoolaka  TURKIGA     ...
19/07/2026

waxaa la ogaysinayaa bulshda in lafurayo qaybtii 2aad ee muasaada ibnu jasari lagana furayo aaga iskoolaka TURKIGA ayaan
lamoogan
hadii ad rabto ubad tarbiyada iyo tacliinale
leh
isha Allah halaga faa iidaysto

Ogaysiis mihiim ah Waxaa sirasmi ah ugabilaabandoona Duruus muhiima ah oo kusaabsan kitaabka Al caqiidatu al daxaawiya (...
07/07/2026

Ogaysiis mihiim ah

Waxaa sirasmi ah ugabilaabandoona Duruus muhiima ah oo kusaabsan kitaabka
Al caqiidatu al daxaawiya ( العقيدة الطحاوية )

Goobtu:waa Mu.asasada ibnu jasari ee buuhoodle

Xaafada: xaanta biyaha

Taariikhda: uubilaamidoono
8/7/2026

Saacada: 7:00

Maalmaha la akhrinayo: Sabti illaa Arbaco

Kaalay oo kafaa idayso qof kasta waa uu kafaa idaysankaraa ooraba barashada Cimiga

Kafaa idaysi wacan insha allaah

وبالله التوفيق

in sha Allah galabta wax inoo qabsoomidoodan mu asasda  muxadaro aad uqiima badan oo ksabsan SABIRKA oo uusoo jeedinay s...
24/06/2026

in sha Allah galabta wax inoo qabsoomidoodan mu asasda muxadaro aad uqiima badan oo ksabsan SABIRKA
oo uusoo jeedinay sh maxamed inbraahin

kasoo qayb gal wacan

14/06/2026

Maasha allaah hanbalyo hanbalyohanbalyo hanbalyo

Sh naciima maxamed ismaaciil
Waxay noosoo jeedisay Siiro dii nabiga scw
Qalbigay nooraaxay say qalbiga ayana alle haa uraa xeeyo

13/06/2026
13/06/2026

Waxaa si heer sare ah uqabsoomay Xaafada xidhitaanka sanad-dugsiyeedkka-2025-2026
Ee mu asasada ibnu jasari ee buuhoodle
Munaasabadan oo ahay mid farxad iyo raynrayn
Xanbaarsanay ayaa ardayda lagu geeyay
Goob dalxiis

ilaahay mahaddii waxaa shalay oo taariikhdu ahayd 06/06/2026Maalin sabti ah u bilaabmay ardayda machadka mu'asasada IBNU...
07/06/2026

ilaahay mahaddii waxaa shalay oo taariikhdu ahayd 06/06/2026
Maalin sabti ah u bilaabmay ardayda machadka mu'asasada IBNUL JAZARI EE BUUHOODLE imtixaankii weynaa ee sannad Dugsiyeedka 2025/2026, uuna u soo xidhmi doono maalinta arbacada 10/06/2026.
Waxaan u rajaynaynaa inuu nabadqab ugu soo dhamaado oo ay ka midho dhaliyaan dedaalkoodi iyo waqtigoodi ay soo bixinayeen .
sidoo kale ay la kulmaan natiijo iyo dhibco ay ku farxaan dhamaantood.

Ogaysiis Ogaysiis mihiim ah muxaadiiro cilmiyeed Waxaa dhamaan bulshada waynta muslimiinta Lagu wargalinayaa muxaadiro q...
31/05/2026

Ogaysiis Ogaysiis mihiim ah muxaadiiro cilmiyeed
Waxaa dhamaan bulshada waynta muslimiinta Lagu wargalinayaa muxaadiro qiimo badan Oo cinwaankeedu yahay ( الأخلاق والأدب )
Waxaa inoo jeeedin doona: Sh c/casiis axmed sulub

Goobtu: mu asasada ibnu jasari

Taariikhda: 3/6/2026

Wakhtiga waa galabka arbacada

Saacada : 4:00

Kasoo dhawaada dhamaan bulshada qaybeheeda kaladuwan

Faafi khayraka si ay dad badan uga faaidaystaan
Insha allaah

25/05/2026

Address

Boohoodle
Buhovo
25

Telephone

+252634932934

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when مؤسسة إبن الجزري لتعليم القرآن وعلوم الشرعية والمادية posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to مؤسسة إبن الجزري لتعليم القرآن وعلوم الشرعية والمادية:

Shortcuts

Share