01/06/2025
Halkan iska diwaan gali
https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLSen0blAreD3bqCmhAgcFcgGE4JAO89n4M2ft4e2cD7BzMGqeg/viewform?usp=header
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from International Business Management Institute-IBMI, Education, Hargeisa office, Dhaka.
01/06/2025
Halkan iska diwaan gali
https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLSen0blAreD3bqCmhAgcFcgGE4JAO89n4M2ft4e2cD7BzMGqeg/viewform?usp=header
01/06/2025
International Business Management Institute IBMI
NEW COURSE: Academic Report Writing
"Qoraalkaagu ha noqdo mid hadla, aqoontaaduna ha muuqato!"
Koorsadan gaaban oo soconaysa 2 maalmood waxay si gaar ah ugu habboon tahay:
🎓 Ardayda jaamacadaha
🟧 Ardayda dugsiyada sare
📋 Shaqaalaha hay’adaha maxalliga ah iyo kuwa caalamiga ah (NGOs)
💼 Kuwa ka shaqeeya ganacsiga, maamulka iyo cilmi-baarista suuqyada
Waxaad baran doontaa:
✍️ Sida loo qoro report cilmiyeed oo rasmi ah
📚 Qaab-dhismeedka saxda ah: hordhac, falanqayn, gunaanad
🧠 Sida ay fikradahaaga looga dhigo kuwo isku xidhan, caddaan ah, oo saameyn leh
📌 Hababka tixraaca (APA, MLA, Chicago iwm)
📈 Talooyin kaa caawinaya in qoraalkaagu noqdo mid akhristeyaashu jeclaystaan
Koorsadani waxay kor u qaadaysaa fursadahaaga shaqo iyo horumarkaaga xirfadeed.
Habka: [Online]
Waqtiga: [ 3/06/2025 iyo 8:00pm -9:00pm]
Fee-ga: [$7 Diwaangalinta + shahaadada]
Isdiiwaangeli Hadda! Meelaha waa kooban.
La xiriir:
📞 [636242959]
"Haddii aad haysato wax aad rabto in dadka kale ay fahmaan, baro sida loo qoro si ay u dareemaan muhiimaddiisa."
Si aad uga mid noqoto arayda ka faa'idaysta kooraskan fadlan riix lifaaqan oo is diwaangali
10/11/2023
Jumca wanaagsan