Marka aad wax barato ayaad heleysaa nolosha qiimeheeda.
Hadii aadan qarnigan hada la joogo waxba baran wali waxaad ku jirtaa mugdiga madow Ee nolosha.
Waxaad ku qasbantahy hal Shay hadii aadan wax baran inta nolosha kaaga dhiman waana inaad ku tiirsanaato qof kale.
Lasoco wali fursada albaabkeedu waa open ama waa furanyahy hadaad diyaar u tahay hadii kale iska joog halkaaga oo geerida ku sug.
Farxan xiiz Mohammed
It's about politics posting aberrant videos and photos for analyzing and reacting about the current
LASCANOOD WAXA KA SOCDAA WAA DENBI DAGAAL LA ISKAGANA HARI MAAYO HADAAD MOODEY MUUSOW INAAN LAGU OGEYN.
11/05/2022
Jeceylka aan u qabo qof kastoo somali ah oo dunidan ku nool waa mid aan qoraal lagu cabiri karin.
Allow somalida barakee oo qalbigooda isu soo jeedi.
Allow haweenka somaliyeed noo barakee oo noo badi waa iyaga waxaan dunidan weyn ugu faraxsanehee.
Dhamaantin meel kastood dunida kaga sugantihiin salaan sare dadkii layga beerow.
Siyaasada somalia waxay noqoty beryahan i jiid aan ku jiidee!
Tolow miyaa la waayey wax kala da biinta farmaajo iyo rooble.
Marka la fiiriyo xaalada maanta dalka somalia marayo siyaasad ahaan iyo dhaqaale ahaanba waa halkii ciidamada qaranku soo fara gelin lahaayeen sababtoo ah iyagaa wadanka amni ahaan ka musuul ah.
Xaalada maanta dalka somalia ka jirta waxaa dhaanta af- genbi ciidan iyo lix bilood oo bandow ah.
Lana diyaariyo hab cusub oo lagu soo doorto xukuumad cusub iyo tastuurkoo wax laga badalo.
ALLOW ADAA NOO MAQAN HADAAN NAHAY DHALIYARADA SOMALIYEED EE DOWLAD LA'AANTA AH 30 KA SANO.
19/12/2021
Mar walba la saaxiib kuwa kaa aqoonta badan.
Sifo aad uga heshid.
Diin
Aqlaaq
Xishood
Asturnaan
Iyo dhaqan wanaagsan
WALAL SODHAWOW KUNA SOO BIIR PAGE KAN ADOO MAHAD SAN.
11/11/2021
Abaal-marin!
Waxa la Baadi-goobayaa Magac loo bixiyo Meherad cusub oo Super Market ah.
Qofka bixiya Magaca la qaato waxa la siin doonaa Abaal-marin uu ku Farxo.
Waxaana Shuruudaha loo baahan yahay ka mid ah;
1- Inuu Magacu Soomaali ahaado.
2- Inuu Magacu ka Koobnaado 4 ilaa 5 Xaraf.
3- Inuu Magacu ahaado mid cusub oo aan h**e loo Isticmaalin.
4- Inaad Page Khadar Dhambaal Like iyo Fallow-gareyso.
5- Inaad Post-garan sii Share-gareyso.
F.G: Haddey Laba Ruux ama in ka badan isku Magac noqdaan, isla markaana ay bixiyaan dhammaan Shuruudaha waxa loo eegayaa Wakhtiga iyo intay soo kala h**eeyeen.
Isku day Wacan iyo Nasiib Wanaagsan.
Somalia waa meesha keliya Ee laga helo qof qof kale diley oo meel dad badan ka buuxaan kaga faanaya inuu qof diley πππππ
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Website
Address
East Light
Mansfield, Queensland, QLD