Madasha Midnimada Beesha Garre

Madasha Midnimada Beesha Garre

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Madasha Midnimada Beesha Garre, Education Website, .

31/01/2024

📸 Waa Prof. Abdishakur oo sharaxaya dhaqanka beesha Garre iyo lahjadeeda Mahaaw

21/01/2024

Riwaayad aad u xiiso badan oo ka hadlaysa dhaqanka beesha garre oo lagu soo bandhigay shirka sanadlaha Madasha Midnimada Beesha Garre

18/01/2024

Siyaasi Ibrahim H. Rooney iyo khudbadii uu ka jeediyey kuna taageerey shirka sanadlaha Madasha Midnimada Beesha Garre.

18/01/2024

Waa Filim docomentry ah oo ka hadlaya Taariikhda iyo dhaqanka Beesha garre. Waxaa lagu soo bandhigay filinka shirka sanadlaha ee Madasha Midnimada Beesha Garre Mogadishu - Somalia.
https://www.youtube.com/

18/01/2024

Goordhow waxaa baahin doonaa Filim cusub ka hadlaya Taariikhda iyo dhaqanka beesha Garre

👀

12/01/2024

Korneel Mustaf Mursal oo khudbad ka jeediyey shirka sanadlaha Madasha Midnimada Beesha Garre .

10/01/2024

Kalimadii Mudane Abdalla Alfaatix oo ku hadlayey afka Golaha guurtida Beesha Direed shirka sanadlaha Madasha Midnimada Beesha Garre .

10/01/2024

Gudoomiyihii h**e ee gobolka Shabeelaha Hoose Mudane Abdulqadir Mohamed Nur siidii oo kalimad ka jeediyey shirka sanadlaha Madasha Midnimada Beesha Garre

10/01/2024

Kalimadii sheikh Yusuf Geedi oo kamid haa Wafdiga ka yimid Dalka Kenya ka jeediyey shirka sanadlaha Madasha Midnimada Beesha Garre

09/01/2024

Farsamada & Naqshadeynta Shirka Sanadka 2023 Madasha Midnimada Beesha Garre
Oo lagu qabtey Magaalada Mogadishu, Somalia

Dr. Mohamednoor Warsame.
Ah na xoghayaha guud , Gudiga fulinta MMG

Photos from Madasha Midnimada Beesha Garre's post 08/01/2024

Habeen Qiimo badan. Qayb kamid ah rugcadaayaasha Madasha Midnimada Garre ayaa ka qaybgalay dood looga hadlayay(Waayaha cusub ee Soomaaliya: Micnaha iyo Muhiimmadda ku Biiridda Urur Goboleedka Bariga Afrika)
Waxaa soo jeediyay Avv. Adam Kuulaw Macallin Qaasim oo ah wakiilka madasha ee Kenya.
Waxaa kaloo Sharaf ahaa inuu soo dhaweeyay Madasha wasiirka Arrimaha Gudaha Mudane: Axmed Moallim Fiqi.

08/01/2024

Kalimadii Luul Isak ay ka jeedisey shirka sanadlaha Madasha Midnimada Beesha Garre oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho.
https://www.youtube.com/

07/01/2024

Dr Abdishakur sheekh Hassan oo khudbad ka jeediyey shirka sanadlaha Madasha Midnimada Beesha Garre oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho.
https://www.youtube.com/

06/01/2024

Ugaas Ali Abdi Ali Kulli, Gudoomiyaha wafdigii ka yimid dalalka Ethopia iyo Kenya .
Kalmadiisa shirka sanadlaha Madasha Midnimada Beesha Garre oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho.
https://www.youtube.com/

06/01/2024

Marwo Ubah Abdi Ibrahim oo ka mid ahayd wafdigii ka yimid dalka kenya oo ka hadashay shirka sanadlaha Madasha Midnimada Beesha Garre lagu qabtay Magaalada Muqdisho.
https://www.youtube.com/

05/01/2024

Khudbadii Gudoomiyaha Gudiga Qabanqaabada Agaasime Abdiwahid Ahmed uu ka jeediyey Shirka Sanadlaha Madasha Midnimada Beesha Garre lagu qabtay Magaalada muqdisho.
https://www.youtube.com/

05/01/2024

Waa kalimadii Gudoomiyaha Golaha Dhexe Eng Abdirisaq Haji Hassan Qalafe uu ka jeediyey Shirka Sanadlaha Madasha Midnimada Beesha Garre lagu qabtay Magaalada muqdisho.
https://www.youtube.com/

04/01/2024

Hees Cusub Af Garre ah oo qayb ka ahayd Bandhiga Shirwaynaha MMG oo aad u Xiiso leh.
Miraha iyo laxanka : prof Ibrahim Abdulwahid
musikada: Shariifka
Alfanan: Hassan Hirran
https://www.youtube.com/

03/01/2024

Gudoomiye Madasha Midnimada Beesha Garre Dr Hassan Ahmed oo kalimad aad u qiimo badan ka jeediyey Shirka sanadlaha MMG.

Photos from Madasha Midnimada Beesha Garre's post 03/01/2024

Gudoomiyaha Gobolka Shabeelada Hoose Mohamed Ibrahim Barre ayaa casha sharaf u sameyey madaxda Madasha Midnimada Beesha Garre iyo wafdiga ka socday dalalka Kenya iyo Ethopia ka qayb galay Shirka sanadlaha ah,
gudoomiyaha ayaa balanqaaday in uu MMG garab istaagi doono lana shaqayn doono.
https://www.youtube.com/

Photos from Madasha Midnimada Beesha Garre's post 02/01/2024

Wasiir Jibriil oo casha sharaf u sameyey madaxda Madasha Midnimada Beesha Garre iyo wafdigii ka socday Dalalka Kenya iyo Ethopia ka qaygalay Shirka Sanadlaha lagu qabatay Mogdishu somalia, madashu waxay ugu mahadcilineysa wasiirka sida sharafta leh u qaabiley madasha iyo wafdiga, wasiir waxaa ku leenahay Mahadsanid.
https://www.youtube.com/

Photos from Madasha Midnimada Beesha Garre's post 01/01/2024

Ugaas Nuuraw Shakooy Jibril ayaa qado Sharaf u sameeyay Madasha Midnimada Garre iyo Wafdigii kasoo qaybgalay Shirka sanadlaha madasha ee Sanadkaan ka dhacay Magaalada Muqdisho, sidoo kale shirka waxa qayb ka ahaa Xildhibaan Dhurre, waxa isla qaatay in Madasha Midnimada Beesha Garre lala shaqeeyo la garab istaago.

01/01/2024

Madasha Midnimada Garre waxaa sharaf wayn u Ah in la gudoonsiiyo Gudoomiyaheeda billad sharafeedka wasaaradda Cadaalada iyo Dustuurka.

31/12/2023

Hoolka Xaflada Madasha Midnimada Beesha Garre lagu qabatay Shirwaynaha Tariikhda galay ay ka soo qayb galeen wafuud kala duwan ka socotay Dalalka Kenya , Ethopia iyo Chad, tani ayaa abuuraysa yididiilo cusub iyo in lagaaro ahdaafta Beesha garre.
https://www.youtube.com/

Want your school to be the top-listed School/college?

Videos (show all)

Riwaayad aad u xiiso badan oo ka hadlaysa dhaqanka beesha garre oo lagu soo bandhigay shirka sanadlaha Madasha Midnimada...
Siyaasi Ibrahim H. Rooney iyo khudbadii uu ka jeediyey kuna taageerey shirka sanadlaha Madasha Midnimada Beesha Garre.
Waa Filim docomentry ah oo ka hadlaya Taariikhda iyo dhaqanka Beesha garre. Waxaa lagu soo bandhigay filinka shirka sana...
Korneel Mustaf Mursal oo khudbad ka jeediyey shirka sanadlaha Madasha Midnimada Beesha Garre .
Kalimadii Mudane Abdalla Alfaatix oo ku hadlayey afka Golaha guurtida Beesha Direed shirka sanadlaha Madasha Midnimada B...
Gudoomiyihii hore ee gobolka Shabeelaha Hoose Mudane Abdulqadir Mohamed Nur siidii oo kalimad ka jeediyey shirka sanadla...
Kalimadii sheikh Yusuf Geedi oo kamid haa Wafdiga ka yimid Dalka Kenya ka jeediyey shirka sanadlaha Madasha Midnimada Be...
Kalimadii Luul Isak ay ka jeedisey shirka sanadlaha Madasha Midnimada Beesha Garre oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho.htt...
Dr Abdishakur sheekh Hassan  oo khudbad ka jeediyey shirka sanadlaha Madasha Midnimada Beesha Garre oo lagu qabtay Magaa...
Ugaas Ali Abdi Ali Kulli, Gudoomiyaha wafdigii ka yimid dalalka Ethopia iyo Kenya . Kalmadiisa shirka sanadlaha Madasha ...
Marwo Ubah Abdi Ibrahim oo ka mid ahayd wafdigii ka yimid dalka kenya oo ka hadashay shirka sanadlaha Madasha Midnimada ...
Khudbadii Gudoomiyaha Gudiga Qabanqaabada Agaasime Abdiwahid Ahmed uu ka jeediyey Shirka Sanadlaha Madasha Midnimada Bee...

Website