Waxaaa si habsami leh xafiiska Dugsiga Hoose Dhexe iyo Sare ee Iftiin xaruntiisa Barwaaqo uga socota Diiwaan galinta ardayda Cusub ee sannad waxbarsheedka 2024--2025
Dugsiga Hoose Dhexe iyo Sare ee Iftiin xaruntiisa Barwaaqo
IFTIIN WAA IFTIIMIYAHA AQOONTA
Operating as usual
𝗛𝗮𝗺𝗯𝗮𝗹𝘆𝗼 𝗛𝗮𝗺𝗯𝗮𝗹𝘆𝗼 𝗛𝗮𝗺𝗯𝗮𝗹𝘆𝗼
Dhamaan maamulka iyo macalimiinta dugsiga hoose dhexe iyo sare ee IFTIIN_xaruntiisa Barwaaqo waxa ay halkaan tahniyad Aroos iyo Duco Uga Dirayaan #𝗨𝘀𝘁𝗮𝗮𝗱 #𝗠𝗮𝘅𝗮𝗺𝗲𝗱 #𝗖𝗮𝗹𝗶 iyo Marwadiisa oo uu Arooskoodu Ka Dhacay magaalad muqdisho.
Waxa aanu leenahay
با رك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير
waa iftiimiyaha aqoonta
Hambalyo,Hambalyo ,Hambalyo!
Dhamaan Ardayda Soomaliyeed Meelkasta oo ay Dalka ka joogaan waxaan ugu hambalyaynaynaaa sida quruxda badan ee uu ugu soo idlaaday Imtixaankii ,Guul ayaan idiin Rejeyneynaa.
Si qaaas ah Bahda Dugsiyad IFTIIN sida: Dugsiga Hoose Dhexe iyo Sare ee Iftiin xaruntiisa Barwaaqo , Dugsiga Hoose Dhexe Iyo Sare Ee IFTIINRaadeer iyo Dugsiga Hoose Dhexe Iyo Sare Ee Iftiin Xarunta Warta-Nabada
Guulaysta Idim Alle
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare waxa ay shaacisay Jadwalka Rasmiga ah ee lagu gali doono imtixaanka shahaadiga ee Fasalka 12aad.
Waxaa malinimadii shalay oo Taarikhda ku astaysnayd 12 jun 224 Fasalka 6aad iyo formaterkooda ustaad Ahmed Gacal sooxireen xafladii Gunaaanadaka sannad waxbarasheedka 2023-2024o
Waxaa maanta oo ay taariikhdu ku astaysantahay tahay 11 jun 2024, Ardayda Fasalka 7.aad ee Dugsiga Hoose Dhexe iyo Sare ee Iftiin xaruntiisa Barwaaqo uqabsoontay xafladii gunaanadka Sannad Dugsiyeedka 2023 - 2024.
Xaflada oo ay si heer sare ah u Soo agaasimeen arday Fasalka 7aad iyo fotmasterkood Ustaad Abadir Abdi Abdulle Ugaas ayaa barnaamijo wax ku ahaal ah ka soo jeediyeen ardayada.
Sidoo kale waxaa halkaasi Hambalyo, Bogaadin iyo Dardaaran ka soo jeediyay macalimiinta dugsiga
Gabagabadii, Waxa ay ardaydii Macalimiintooda Gudoonsiiyeen Hadiyado qaali ah iyaga oo Dhamaadkiina si Fiican ugogal fariisayay
Hambalyo 7aaad
Guulaysta
Dhamaan ardayda soomaaliyeed ee fasalka 8-aad waxaan idiin jareyneenaa guul qaastan arday Dugsiga IFTIIN xaruntiisa Barwaaqo.
Jadwalka imtaxaanka fasalka 8-aad 2023-2024
Ogeysiis muhiim ah
Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir waxa uu la wadaagayaa Ardayda Sannadkan galeysa imtixaanka Fasalka 8aad iyo Waaliddiintooda waqtiga rasmiga ah ee uu bilaabanayo Imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8-aad oo ah Isniin 10-ka Bisha 6aad sannadka 2024.
Waxaa Soo gabagaboobay dhamaan xafladihii Qalin jabinta iyo kulan duceedyadii ay dhigayeen labada Fasal ee 8aad iyo 12aad (F4)
Mohamed Abukar omar iyo ustaad Issa Ali Mohamoud
Waxaa si habsami leh u socoto xaflada sagootinta Fasalka 12-aad ee Dugsiga Hoose Dhexe iyo Sare ee Iftiin xaruntiisa Barwaaqo sanad waxbarasheedka 2023-2024.
Yaa ku guulaystay Tartan Aqooneedkii Dugsiga Ee Sannad Dugsiyeedkaan 2023 - 2024?
Tartan aqooneedkii Dugsiga Hoose Dhexe iyo Sare ee Iftiin xaruntiisa Barwaaqo ee soo bilawday horaantii sannad dugsiyeedk 2023 - 2024 ayaa Kulankiisii ugu dambayay Maanta lagu soo gabagabeeyay barxada dugsiga
Kulankaan ayaa u dhexeeyya labada Fasal aan kala dhaciin ee
Fasalka Grade 10 Vs Grade 4
Labada fasal ayaa soo bandhigay dadaal balse waxa ay Guusha Raacday Grade 4 oo Helay 12 Dhibcood, Halka Grade 10 ay heleen 8 Dhibcood.
Gadoomiyaha tartanka aqoonedka dugsiga
ustaad Daahir xasan iyo Gudiga tartanka ayaa ku dhawaaqay Natiijada tartanka
waxaan halkaa fasalka 4aad lagu gudoonsiyay koobkii guusha iyo Abaal marin lacageed
Sidoo kale gudiga tartanka waxa ay abaal marin siyeen C.naasir Abuukar ooo ah ardaygii ugu jawaabista badanaa su,aalaha dhextaalka tartanka
Ugu dambayn maamula Dugsiga Hoose Dhexe iyo Sare ee Iftiin xaruntiisa Barwaaqo Ustaad Axmed Geedi Raage oo Tartanka Soo Xiray Ayaa u hamabalyeeyay Fasalka 4aad oo hantay Koobkii ay u soo hardameen dhmaan fasalada dugsiga ,sidoo kale maamulaha ayaa Bogaadiyay dhamaan fasalda sida ay ugu qayb qaateen uguna dadaaleen Tartanka
Dhamaan aradayda Fasalka 12aaad ee Dugsiga Hoose Dhexe iyo Sare ee Iftiin xaruntiisa Barwaaqo waxaa lagu wargalinyaaa in Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare shaacisay wakhtiga rasmiga ah ee la galayo Imtixaanka Fasalka 12aad ee 2023/2024. Kaaas oo ku beegan 22 june 2024
Dadaaal wacan
muhiim ah
SHAACINTA WAQTIGA IMTIXAANKA FASALKA 8-AAD
Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir. AWGB waxa uu shaacinayaa in lagelayo Imtixaanka fasalka 8-aad ee shahaadiga ah 8-da Juun 2024.
Haddaba waxa lagu wargelinayaa guud ahaan Bahda waxbarashada, Maamulayaasha, Waalidiinta iyo Ardayda in ay u diyaar garoobaan Imtixaanka.
Guul Wacan.
Hambal. Hambalyo Hambalyo
Dhamaan Maamulka ,macalimiinta iyo ardayduba waxa ay u hamabalyaynayaan Maamule ku xigeenka Dugsiga Hoose Dhexe iyo Sare ee Iftiin xaruntiisa Barwaaqo Al Ustaad Abadir Abdi Abdulle Ugaas oo manta gabar ugu dhalatay magaalada muqdiso
Alle haka dhigo mid Anfacda Dadkeeda ,Dalkeeda iyo Diinteeda
Waxaa hataan sitoos ah uga socdo ho**ah hotel Afric kulan duco iyo Qur'aan aqris ah oo Loo sameynaayo Allaah ha unaxariisto ust
Ogaysiis Ogaysiis. Ogaysiis. Ogaysiis
Waxaa dhamaan ardayda Dugsiga Hoose Dhexe iyo Sare ee Iftiin xaruntiisa Barwaaqo lagu wargalinayaa in uu fasax yahay dugsiga muddo 3 maalin ah oo ka bilaabanaysa malinta berito ah .
Fasaxaan waxa uu qayb ka yahy Tacsida macalinkii soomaaliyeed ee sida xaqdarada ahayd loo dilay
WABILAAHI TOWFIIQ
Mid kamid ah ardayda fasalka 6aad Asma Axmed muxudiin iyo amaantii Foomastarkeeda
Hadiyadihii maalinta macalinka soomaaliyeed ee 21 Nofeembar ay gudoonsiiyeen Fasalka Form Four Maclimiintooda sharafta leh
Hambalyo macalimiinta soomaaliyeed
Xaflad heerkeedu sareyso oo ay soo agaasimeen Fasalka 6aad ee dugsiga dhexe ayaa ka qabsoontay xarunta Dugsiga Hoose Dhexe iyo Sare ee Iftiin xaruntiisa Barwaaqo
Xafladaani ayaa ahyd mid ay ugu dabaal dagayeen xuska maalinta taariikhiga ah ee macalinka soomaaliyed ee 21Nofeembar
Macalinku waa ifiyaha nolosha
Munaasabadda Maalinta macalinka Soomaaliyeed ee 21November awgeed Maamulaha
_xaruntisa waxa uu u hambalyaynayaa dhamaan macalimiinta Sooomaaliyeed qasatan Macalimiinta Dugsiga _xaruntiisa barwaaqo.
macalinku waa
waa maskaxdii
dunidoo malaasan
mawjadaheeda
kala miirtay
ee macnaysay
maarkii qarsoona
IFTIIN WAA IFTIIMIYAHA AQOONTA
إنالله وإنا إليه راجعون
Maamulka iyo macalimiinta dugsiga IFTIIN xarunta- barwaaqo Waxa ay halkaan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaan dhamaan ehelka uu ka geeriyooday Alle ha unaxatiistee awoowe
( foodcade )
Maamulka iyo macalimiinta dugsiga waxa ay si qaas ah ugu tacsiyeeynayaan maamumala guud ee dugsiyada IFTIIN
# ust Salaad maxamuud maxamed (foodcade)
Sabar iyo iimaan Allaah ha kaasiiyo aabe gadaashiisne Allaaah nama fidneeyo.
اللهم غفر له وارحمه واجعل قبره روضة من رياض الجنة ولا تجعله حفرة من حفر النار
اللهم امين يارب العالمين 😭
Hambalyo maalinta weyn ee 21 Novembar oo ah maalin loo asteeyay in lagu maamuusu macalinka Soomaaliyeed oo ah barbaariyaha, ababahiya ubadkeena.
Waxuu macalinka Soomaaliyeed ku soo shaqeeyay kuna shaqeeya duruufo adag oo cid oga garowda aysan jirin.
Dugsiga iftiin xaruntiisa barwaaqo waxaa maanta kadhacday xaflad lagu weyneenaayo maalinta macalinka soomaaliyeed ay soo agaasimay fasalka f4 oo maanta gartay in ay maamuusaan mclntoda
Videos (show all)
Contact the school
Telephone
Website
Opening Hours
Monday | 06:30 - 17:30 |
Tuesday | 06:30 - 17:30 |
Wednesday | 06:30 - 17:30 |
Thursday | 07:00 - 17:00 |
Friday | 07:00 - 17:00 |
Saturday | 06:30 - 17:30 |
Sunday | 06:30 - 17:30 |