Ablaal primary and secondary school laanta Guriceel

Ablaal primary and secondary school laanta Guriceel

schoolka ablaal waa hoyga aqoonta iyo waxbarista jiilka cusub una diyaar ah in uu soosaaro arday tay

Operating as usual

18/10/2022

Gabay Aad U Qimo Badan Mid kamida Ardayda Schoolka Ablaal primary and secondary school laanta Guriceel.

Xafalada Mowlidka.

Naciimo Jamac Xiirey.

17/10/2022

Iskuulka Ablaal oo lagu qabtay xuska Mowliidka Nabigena Muxamed S.C.W.

Photos from Ablaal primary and secondary school laanta Guriceel's post 01/08/2022

Xafladii furitaanka sanad dugsiyeedka 2022 - 2023 ayaa lagu qabtay laanta dugsi sare ee xaafada sagal.
Xafladda sido kale waxa abaal marino lagu gudoonsiiyay ardaydii kaalmaha 1aad 2aad 3aad kagalay final examination - kii laqaadey
Manta oo taariikhdu ahayd 1/8/2022 ayay si rasmi ah ubilaabatay waxabrashii sanadkaan
Qofkii raba inaw kusoobiiro schoolka waxaw imaan karaa xarumaha schoolka ee ukala dhaw
Laanta hoose dhexe ablaal waxay udhawdahay jaamacada savaana .

Laanta dugsi sare waxay kasokeysaa suuqa xoolaha ee cusub .
Ama wixii faafaahin ah kala xiriir
Tell number: 0615156116 ama 0613032121

31/07/2022

Schoolka ablaal laanta guriceel waxaw bilaabayaa waxbarashadii sanad dugsiyeed cusub 2022 - 2023 maalinta barri ah oo taariikhdu kubeegan tahay isniin 1/8/2022.

Waxaw kuwargalinayaa dhammaan ardayda jecel waxbarasho tayo leh in schoolku qabanayo heerarka kala duwan ee waxbarashada.

Schoolka ablaal waxaa kuugu diyaar ah macalimiin khibrad sare u leh maadooyinka ay dhigayaan.

Waxaad kala xiriiri kartaa schoolka ablaal:

Tell number: 0615156116 or 0613032121.

Ama waxa tagi karta laamaha schoolka ee guriceel

21/07/2022

Maamulaha schoolka ablaal laanta guriceel ustd cali macalin axmed (cali duul-duul) waxaw lasocodsiinayaa dhammaan ardayda schoolka guriceel inay bilaabanayso waxbarashadii sanad dugsiyeedkan 2022 - 2023

1/8/2022 oo maalin isniin ah.
Maalinta isniinta ah waa maalin shaqo.

-------------------------------《 wabillahi towfiiq 》------------------------------

14/05/2022

Subax waangsan.
Barri oo axad ah taariikhdu tahay 15/05/2022 waxaa noo billaaban doona imtixaankii k**a dambeysta ahaa ee dugsiga,haddaba waxaan ardayda dhammaan lasocodsiinaynaa in ay usoodiyaar garoobaan imtixaanka.

Mahadsanidiin.

01/03/2022

Ablaal primary and secondary school hoyga aqoonta

Photos from Ablaal primary and secondary school laanta Guriceel's post 15/02/2022

Manta oo talaado ah taariikhduna kubeegan tahay 15/2/2022 waxaa lagu qabtay schoolka ablaal laanta guriceel tartan cilmiyeedkii ardayda.
Waxaana tartamay saaka labada kooxood ee HEEGAN & SHABEELE.
waxaaana guushu raacdey kooxda SHABEEELE oo kabadisey kooxda HEEGAN.
SHABEELE 11 & HEEGAN 6.
waxaana finalkii usoogudbey kooxda SHABEEELE.
waxaana finalka tartanka isku arki doona haddii alle idmo labada kooxdood ee WADANI & SHABEELE .

Photos from Ablaal primary and secondary school laanta Guriceel's post 15/02/2022

9/2/2022 maalin arbaca ah waxaa si habsami leh uga qabsoomay schoolka ablaal laanta guriceel tartan aqooneedkii ardayda.
Waxaana tartamayay labada kooxood ee DURDUR & WADANI
waxaana guusha qaadatay kooxda wadani oo uga badisay kooxdii kale
WADANI 17 & DURDUR 6
waxaana wareegii udanbeeyay ugudubtay kooxda WADANI oo fadhida finalka tartanka schoolka ablaal laanta guriceel.
Sidokale waxaa meesha lagu bixiyay abaalmarinada korjoogtada labadii qofood ee kajawaabay su,aalihii dhextaalka ahaa.

Best School – Galmudug Awards 05/02/2022

Best School – Galmudug Awards

Ardayda ablaal laamaha guriceel iyo dhusamareb iskuulka tartanka uu kujiro maxaw naga mudan yahay link ga hoos uraac codeyn baa larabaa .

Best School – Galmudug Awards The Galmudug Awards in the State is recovering at a tremendous pace, we believe the exemplary individuals, companies, Hotels, and organizations who under took to rebuild the system that has been decimated in the civil war, deserve to be recognized, celebrated and motivated.

Photos from Ablaal primary and secondary school laanta Guriceel's post 01/02/2022

Manta oo talaado ah taariikhduna kubeegan tahay 1/2/2022
Waxaa lagu qabtay schoolka ablaal laanta guriceel tartankii ardayda waxaana lasoogabagabeeyay wareegii koowaad
Waxaana tartamay labada kooxood eee WADANI & QARAN.
waxaana guushu raacdey kooxda WADANI kana badisay kooxdii ay latartamaysay.
WADANI 10 & QARAN 7
Waxaana todobaadka soosocda bilaabanaya wareegii labaad.

Photos from Ablaal primary and secondary school laanta Guriceel's post 28/01/2022

Schoolka ablaal guricel qaybta hoose dhexe waxaa lagu qabtay tarankii aqoonta ee ardayda maalintii arbacada ahayd taarikhduna kubeegneed 26/1/ 2022.
Waxaana tartamayay labada kooxood ee KAAH & MAIDNIMO.
Waxaana guushu raacdey kooxda MIDNIMO.
MIDNIMO 10 & KAAH 6.
Waxaana tartanka gabagabada wareega koowaad isku arki doona labada kooxood ee WADAJIR & YOWFIIQ.

Photos from Ablaal primary and secondary school laanta Guriceel's post 28/01/2022

Arbacdii oo taarikhdu kubeegneed 26/1/2022 waxaa schoolka ablaal lagu qabtay tartan aqooneedkii ardayda schoolka waxaana tartamayay labada kooxdood ee S.Y.L. & HEEGAN.
waxaana uu tartanku uqabsoomey si qurux badan iyadoo koox walba lawaydiiyay 8 su,aalood intii ugu badneesna laga hawaabay.
Waxaana tartanka guushu raacdey kooxda HEEGAN.
HEEGAN 13 & S.Y.L. 9.
waxaa sidoo kale lagudoonsiiyay ardaydii kuguuleysatay abaalmarinadii sadaxda ahaa ee lagu bixinayay tartan aqooneedka dhexdiida.
Waxaana wareega koobaad dhamaaadkiisa tartami doona labada kooxood ee QARAN & WADANI talaadada soosocota i.n.

Photos from Ablaal primary and secondary school laanta Guriceel's post 26/01/2022

Schoolka ablaal qaybta hoose dhexe ee guriceel ayaa isna lagu qabtay tartan aqooneedkii ardayda schoolka waxaana tartanka isku arkey labada kooxood ee ILAYS & HORSEED iyago kula badiyay 6 - 7.
Waxaana tartami doona usbuuca soosocda labada kooxood ee KAAH & MIDNIMO.

Photos from Ablaal primary and secondary school laanta Guriceel's post 26/01/2022

Talaadadii 18/1/2022 ayaa schoolka ablaal qabtay tartan aqooneedkii ardayda waxaana tartamay labada kooxood DURDUR IYO JUBBA waxawna tartan aaf u adag oo sifiican loogu soodiyaar garoobay.
Waxayna guushu raacdey kooxda DURDUR iyadoo latimid dhibcihii ugu badnaa tartanka inta uusocdey
DURDUR 15 & JUBBA 2.
waxaana arbacada soosocota tartami doona labada kooxood EE S.Y.L. & HEEGAN waxaana rijaynaynaa inay isoo adkeyn doonaan .
Maaamulka schoolka ayaa bixinayay tartanku inta uusocdey abaalmarinno sadax ah oo ay kala qaadanayeen
1: Tartamayaasha qofkii ugu jawaaba badnaada.
2: korjoogtada wiilashada su,aalaha dhextaalka ah.
3: korjoogtada gabdhaha qofkii kajawaaba su,aalaha dhextaalka ah.

Photos from Ablaal primary and secondary school laanta Guriceel's post 26/01/2022

Wali waxaa socda tartankii banooniga ee ay galabta isku arkeen labada fasal ee form one & class eight oo ay dhexmartay ciyaaar aad u adag waxaana guushu raacdey kabadanbeys fasalka form one.
Fasalka forme one ayaa uga badiyay class eight 4 - 2.
Waxaana barri galab lagu soogabagabayn doona ciyaarta kubbada cagta ee schoolka ablaal labada fasal ee form three iyo form one .

Photos from Ablaal primary and secondary school laanta Guriceel's post 26/01/2022

Waxaa sidokale dugsi hoose dhexe ee ablaal laanta guriceel lagu qabtay tartan lamid ah tartanka lagu qabtay laanta dugsi sare.
Waxaan furay sidokale maaamulaha schoolka ablaal
)
Waxawna tartanku udhaxeeyay labada kooxood ee
HEEGAN & S.Y.L.
waxayna guushu raacdey kooxda HEEGAN 9 & S.Y.L 7.
Waxaana tartanka soosocda isku arki doono labada kooxood ee
ILAYS & HORSEED.

Photos from Ablaal primary and secondary school laanta Guriceel's post 26/01/2022

Waxaa manta oo arabaha ah kabilawdey schoolka ablaal tartan aqooneedka schoolka ee ardayda.
Waxaan tartanka furay maamulaha schoolka ablaal
)
Waxawna balan qaadey inaw bixindoono abaalmarino kaladuwan tartanku inta uu socdo iyo tartanku markuu dhamaado.
Waxawna tartanku kubilawdey labada kooxood ee
SHABEELE & WADAJIR.
Waxayna guushu raacdey shabeele oo kubadisay
SHABEELE 13 & WADAJIR 8.
Waxaana tartanka kuxiga isku arki doona labada kooxood ee
JUBBA & DURDUR
Waxaan urijaynaynaa tartan qurxoon labadaas kooxood.

Photos from Ablaal primary and secondary school laanta Guriceel's post 25/01/2022

Waxaa hugaanka ardayda ablaal manta loodoortay inay hugaamiyaan sanadkaan 2021-2022 ardayda kala ah:
Gudoomiyaha ardayda: Ilyaas Cabdi cabdulle.
Gudoomiye kuxigeenka 1aad: shukri xaashi cabdi.
Gudoomiye kuxigeenka 2aad: saqaawudiin cusman nuur.
Xoghayaha ardayda: cabdullahi shiikh isxaq yuusuf.
Allaha idinla garab galo shaqada adag ee aad u istaagteen.

Photos from Ablaal primary and secondary school laanta Guriceel's post 25/01/2022

Xafladii mahadcelinta macalimiinta iyo laqaybsashada maalinta macalinka 21/november/2021 oo ardayda schoolka ablaal laanta guriceel ay usameeyeen macalimiintooda ayaa lagu qabtay beerta duceysane ee banaanka magaalada.
Macalimiinta ayaa uga mahdceliyay ardayda sida wanaaga leh oo ay uga qayb qaateen una soodiyaariyeen xaflada waxayna kula dardaarmeen in marwalba ay macalimiintooda isku xirnaadaan

25/01/2022

Wasiir kuxigeen waxbarashada oo soobooqdey ablaal school

Wasiir kuxigeen waxbarashada oo soobooqdey ablaal school ayaa kudhiiragaliyay ardayda schoolka sida wanaagsan oo ay wax ugabaranayaan schoolka iyo sheegey inawsan arkin school lamid ah xaga waxbarashada schoolka ablaal

25/01/2022

Gabay nabi amaan ah

Xafladii mowliidka ee lagu qabtay schoolka ablaal faraciisa guriceel ayaa waxaa gabay aad u qiiro badan kasoojeediyay abwaanada naciimi jaamac xiirey fasalka form3, iayda oo siirada nabiga kusookoobtay gabayga.

24/01/2022

Xaflada furitaanka schoolka sanad dugsiyeydka 2021-2022

Xaflada heer sare loosoo abaabulay oo lagu furayay sanad dugsiyeedka 2021-2022 ayaa lagu qabtay schoolka ablaal laanta guriceel.

Photos from Ablaal primary and secondary school laanta Guriceel's post 24/01/2022

Xaflada furitaanka sanad dugsiyeydka 2021 - 2022 ayaa lagu qabtay schoolka ablaal laanta guriceel iyada oo ay xaflada kasooqaybgaleen bahda waxbarashada gadmada iyo waaalidiinta ardayda schoolka iyo madax kale oo dhiirigalinaysay ardayda waxbarata.
Xaflada ayaa lagu abaalmariyay ardaydii kagalay kaalmaha 1aad 2aad iyo 3aad ee final examkii sanadii 2020-2021.
Waxaana lagu shaaciyay inay bilaaban doonto waxbarashadii sanad dugsiyeydka 2021-2022.

Photos from Ablaal primary and secondary school laanta Guriceel's post 24/01/2022

SCHOOLKA ABLAAL laanta Guriceel ayaa xaflad abaal marin ah usameeyay macalimiinta schoolka dadaalkii ay kubaxsheen ardayda wax kabarata schoolka iyadoo arday kamid ah ardadii ay waxbarayeen uu galay kaalinta 8aad ee imtixaanka qaranka iyo ardayga ugu sareeeya gobolka galgaduud.
Xafladaas oo uu kasooqayb galay wasiirka waxbarashada dowlad goboleedka galmudug mudane maxamed xaashi dhoore.

Photos from Ablaal primary and secondary school laanta Guriceel's post 24/01/2022

Ardayda schoolka ablaal ee kaqalin badalanaysa fasalka f4 ayaa usameeyay macalimiinta xaflad sagootina oo ay macalimiinta ugu mahdcalunayeen dadaalkii ay kusoobaxsheen iyo heerka ay soogaarsiiyeen macalimiintuna waxay kula dardaarmeen inay waxbashada sii wadaan oo aysan kaharin.

Photos from Ablaal primary and secondary school laanta Guriceel's post 23/01/2022

Xaflad aad uqurux badan oo lagusagootinayaya ardayda kaqalin badalanaysa f4 ayaa lagu qabtay schoolka ablaal laanta Guricee
Xaflada waxaa kasooqayb galay marti sharaf aad ufarabadan sida gudoomiyaha dagmada Guriceel wasiirkii h**e ee waxbarashada galmudug .
Maaamulayaasha jaamacadaha dagmada guriceel waalidiin iyo maamulka sare ee schoolka ablaal ().
Waxayna kusoodhamaatay jawi qurux badan iyadoo ardayda lagula dardaarmey inay guulo fiican kakeenan imtixaanka shahaadiga ah waxbarashada ay sii wadaan.

23/01/2022

Xafladii sagootinta ardayda ablaal 2020 -2021

12 april 2021 uu schoolka ablaal laanta Guriceel usameeyay ardaydii kaqalin badalatay schoolka.
Xafdaladda oo ahayd mid heerkeedu sareeyo ayaa ardayda laga dardaarmay sii wadida waxbarashada iyo inay guulo kakeenaan imtixaanka shahaadiga ah ee wasaarada waxbarashada soomaliya ay qaadeyso

23/01/2022

Warbixin laga diyaariyay maalinta mclinka 21/ november

Xafladii lagu maamuusayay maalinta macalinka oo ay ardayda ablaal u qabteen macalimiintooda

23/01/2022

Macalimiinta schoolka ablaal

Qayb kamid ah xafladii 21/november/2021

23/01/2022

Xafladii mahadcelinta macalimiinta 21/november/ 2021

Waxay ardayda schoolka ablaal usameeyeen xaflad mahadcelin ah macalimiinta schoolka lana qaybsadey mclimiintooda maalinta macalinka 21/ november/ 2021.

18/01/2022

Waxaan karaali galinaynaa dhammaan ardayda khaladkii dhacay ee kooxihii tartamay saaka
Waxaa tartamay labada kooxood jubba iyo durdur.

Waxaana guushu raacdey kooxda DURDUR oo kibadisay 15 dhibcood ugana badisay kooxda jubba oo latimid 2 dhibcood
Sidaas ayaa sax ah mahadaanidiin

Photos from Ablaal primary and secondary school laanta Guriceel's post 18/01/2022

Waxaa saaka oo talaado ah taarikhduna kubeegan tahay 18 / 1/ 2022m lagu qabtay schoolka ABLAAL laanta GURICEEL tartan aqooneedkii ardayda schoolka.
Waxawna tartanku udhaxeeyay labada kooxood ee kala ah
JUBBA & DURDUR.
Waxaana guushu raacdey kooxdii DURDUR oo kabadisay JUBBA

DURDUR 15 & JUBBA 2.

Sidokale qaybta dugsi hoose dhaxe ayaa iyana tartamay waxa uuna udhaxeeyay labada kooxood ee ILAYS & HORSEED.
Waxayna guushu raacdey kooxda ILAYS.

ILAYS 7 & HORSEED 6.

Waxaa todobaadka soosocda tartami doona afar kooxood oo cusub.

Photos from Ablaal primary and secondary school laanta Guriceel's post 12/01/2022

"The teacher is the guider of the society."

Macalinku waa hagaha bulshada.
المعلم قائد المجتمع

Photos from Ablaal primary and secondary school laanta Guriceel's post 12/01/2022

Waxaa manta oo arbaca ah kuna beegan tahay taariikhdu: 12/1/2022 si toos ah noogu bilawdey TARTAN AQOONEEDKA ardayda dhigata Ablaal primary and secondary school laanta dagmada Guriceel labadiisa qaybood ee Hoose Dhexe iyo qaybta sare, waxaana tartanka daah furey maamulaha schoolada ablaal galgaduud mclin cali macalin axmed ( cali duulduul ).
Waxawna kubilawdey tartanku labada kooxood ee
SHABEEL & WADAJIR dugsi sare
S.Y.L. & HEEGAN dugsi hoose dhexe
Waxaana guushu raacdey dugsi sare
SHEABEELE 13 & WADAJIR 8.

Kuwa dugsi hoose dhexe waxay guushu raacdey
HEEGAN 9 & S.Y.L. 7

WAXAA TODOBAADKA SOOSOCDA TARTAMI DOONA DUGSI SARE
JUBBA & DURDUR.
KAN DUGSI HOOSE DHEXE NA WAXA TARTAMAYA
ILAYS & HORSEED
waxaan rijaynaynaa in ay ardaydu kafaa,iidi doonaan aqoon iyo firfircooni
Sidokale waxaa goobta abaalmarin lagu gudoonsiiyay ardaygii ugu jawaabaha badnaa tartamayaaasha oo noqdey

Cabdullahi shiikh is-xaaq yuusuf

Iyo labadii arday ee korjoogtada su,aalahoodii kajawaabay.

Aqoon lahubo iyo hugaamin fiican ABLAAL ugu imaw.

Photos from Ablaal primary and secondary school laanta Guriceel's post 04/01/2022

Waxaa galabta si habsami leh uqabsoontay ciyaar kubada cagta ee ardayda schoolka oo ay qabanayeen maamulka ardayda.
Waxayna ciyaaartu udhaxeysay labada fasal ee form one iyo class eight.
Waxaaana laba gool lahormarey ardaydii matalaysay fasalka 8aad lkn ciyaar kulul kadib waxaa ay layimaadeen fasalka form one 4 gool.
Sidaa darteed ciyaartu waxay kusoo idlaatey 2 - 4 oo guushu kuraacdey fasalka form one.

Waxaa ciyaari doono barri galab same finalka ciyaarta labada fasal form three iyo form one haddii alle idmo.

Maamulka ardayda schoolka ablaal laanta guriceel.

Videos (show all)

Ablaal primary and secondary school hoyga aqoonta
Wasiir kuxigeen waxbarashada oo soobooqdey ablaal school
Gabay nabi amaan ah
Xaflada furitaanka schoolka sanad dugsiyeydka 2021-2022
Xafladii sagootinta ardayda ablaal 2020 -2021
Warbixin laga diyaariyay maalinta mclinka 21/ november
Macalimiinta schoolka ablaal
Xafladii mahadcelinta macalimiinta 21/november/ 2021
Damaashaadkii maalinta mclinka soomaaliyeed ee schoolka ablaal faraciisa guriceel
Warbixintii xafladda macalimiinta

Website