Eng Ali Qaanuuni

Eng Ali Qaanuuni

Rumee Riyadaada 💯

Operating as usual

03/09/2023

•Qof kasta wuu riyoon kara lkn qof kasta ma guulesan karo Sbbto ah Guushu waxa ay u baahan tahay dadaal

12/06/2023

Ha quusan , ha niyad jabin horay usoco Allah (Swt ) tala saaro wad guleysaneysa i.a

08/06/2023

# qof kasta waxa uu dadaala iyo waqtui ku bixiyaa siduu u rumeyn lahaa riyadiisa, adigane wali waad jiiftaa
# kac oo istaag oo radi fursadaha nololeed
# ogowna wax kasto oo lagu dadaalo waa la helaa 💯

01/06/2023

~> Xirfadu waa awooda shaqo ama howl lagu qaban karo.
~> xirfada waa waxa ugu muhiimsan oo ey tahay inaad la haato qarnigan casriga ah.
~> xirfadu waxa ay ka dhigeysaa in goobaha ganacsiga iyo shirkaduhu adiga kuu baahdaan .
°•°maantaba bilaaw barashada xirfad cusub °•°

17/05/2023

Hadii aad so kacdy adigo nool oo Caafimaad qaba u mahad celi allah swt ka dibne labo choose (dooq) midkood dooro .
->1= inaad hurdada ku laabato oo aad waqtiga ku dhumiso waxyaabo aan faa"iido ku laheyn aduun iyo aaqiro ama
->2= inaad u dhaqaaqdo rumeynta riyooyinkaga watigana aad ka faa'iideeysato .

° Rume Riyadaada 💯°

13/05/2023

-> Wax kasta oo la rabo lama helo laakiin wax kasta oo lagu dadaalo ayaa la helaa 💯.

••Rumee Riyadaada••

05/05/2023

Waa maxay E-commerce?
E-commerce waa nooc ka mid ah ganacsiga waana iibka iyo iibinta products-ka (badeecadaha) iyo services-ka (adeega) iyada oo la adeegsanaayo internet-ka. Ecommerce waa dukaan caadi ah oo kale, waxaa lagu iibiyaa alaabada iyo adeegyada qaab online ah.
Tusaale: haddii aad kabo u baahan tahay qaab online ah ayaad u gadan kartaa, dukaanka aad ka iibsanaysid ayaad ka dalbanaysaa qaab online ah kadibna gurigaaga ayaa laguugu keenayaa.
°°Rumee Riyadaada 💯°°

28/04/2023

Farxadu ma aha in aad hesho dhamaan waxa aad rabto ee waa inaad ku qanacdo waxa aad heysato💯.

••JimCo WngSaN••

18/04/2023

Leylatul-qadri waa habeen ka qeyr badan kun bilood "Allow nawaafaji dhamaanteen"
Amiin ya rabi 🤲💯

08/04/2023

- Video Editing -
••• Rumee Riyadaada 💯 •••

26/03/2023

-> Ducada afurka ->

••Rumee Riyadaada 💯••

22/03/2023

Ramadaan Mubarak dhamaan umada soomaliyeed qaasatan walalaha nagu xiran allaha naga dhigo kuwa ka faa'iideesta bishan qeyrka badan insha Allah 💯

••Rumee Riyadaada ••

08/02/2023

Asc "maalin kasto oo cusub waa fursad aad ku rumeyn karto Riyadaada ee fadlan ka faa'iideeyso 💯 "

06/02/2023

Asc " wax is baridu waa awooda aad naftaada wax kasto ku bari kartoo adigoo ka baranaayo Google iyo YouTube".
Waxaan page_ka soo galiyay muuqaal aan ku sharaxaayo sida aad wax isku bari karto
Hadii aadan daawan fadlan link_gan taabo si aad u daawato. https://fb.watch/iwXMuioc-w/
°°Rumee Riyadaada 💯°°

05/02/2023

Asc " dareen kasta oo hada dareemeyso
waa natiijadii ka dhalatay go'aanadii
aad horay u qaadatay ".
Fadlan baro sida loo qaato go`aano sax .
°°Rumee Riyadaada 💯°°

04/02/2023

-> Digital marketing waa kulmiyaha aladaha suuqgeynta ee adegsado Internet ka, sida SEO (Search Engine Optimization) , Blog website yadaa iyo Social media gaa .
-> Waa nooc suuqgeyn ah ood istimaleysid digital signals si aad ula xiriirto macaamiishaada.
->Waxaan dhihi karnaa waa qayb muhiim ah oo ka mid ah istaraatiijiyad suuqgeyneed oo dhamaystiran.
°°Rumee Riyadaada 💯°°

03/02/2023

Asc jimco wngsn "inta aad nooshahay sedexdaaan waxyaabood ku dadaal insha Allah "
1-> Alle ka cabsi
2-> walidka oo baari loo noqdo
3-> waxbarashada
°°Rumee Riyadaada💯°°

30/01/2023

--> ChatGPT waa mashruuc iyo aalad ku dhisan caqliga macmalka ah (Artificial Intelligence AI) oo ay samaysay shirkada lagu magacaabo OpenAI oo xarunteedu tahay magaalada San Francisco ee dalka Maraykanka, waxana la daah-qaaday 30 bishii November ee sannadkii aynu ka soo gudubnay 2022. Aaladan oo ujeedka loo sameeyay yahay in ay hawlaha u qabato sidii dadka caadiga ah ay u qabanayeen, si ay u fududayso hawlo badan oo wakhti, tamar iyo dhaqaale qaadan lahaa -->

28/01/2023

Asc "isticmaalka computer_ka waa mid ka mid ah waxyaabaha ay muhiimka tahay in aad taqaano qarnigaan kow iyo labaatanaad" ,
Waana xirfad hadii aad barato aad ka sameen karto hormar iyo daqli badan .
Hadaba maantaba bilaaw barashadeeda

°°Rumee Riyadaada 💯°°

24/01/2023

Asc "waqtiga waa waxa ugu qaalisan oo aad heysato, in uu waqtigaaga kuu nidaamsan yahay waxay kaa cawineysaa in aad guuleeysato"

•Rumee Riyadaada 💯.

13/01/2023

Our new intro
--> HaPpy FriDaY-->
°°Rumee Riyadaada 💯°°

20/11/2022

Asc sida aad biri ahaan doonto waa natiijada waxa aad maanta qabsato .
Maanta dadaal , si adag u shaqeey si aad biri u nasato

°°Rumee Riyadaada💯°°

19/11/2022

Asc qof kasto oo aduunka joogo waxa soo wajaha ama uu la kulman problem.
dadka nolosha guul ka gaaray waa dadka wajaha oo xaliyo problem_kaas kuwa aan guuleysana waa dadka ka carara ama laaabta marka eey problem la kulmaan.

°°Rumee Riyadaad💯°°

17/11/2022

Asc hadii aad rabto in aad barato wax walbo
oo la Xiriira computerka waxaa laga rabaa
labo sheey oo kala ah :-
Practice badan iyo dulqaad badan.

••Rumee Riyadaada°°

16/11/2022

Asc in aad qabato shaqo aad xirfadeeda iyo aqoonteeda leedahay waxay ey ka dhigeysa in aad ku raaxeysato oo farxad iyo degenaasho aad ku dareento qabashada shaqadaas 💯.

°°Rumee Riyadaaada💻°°

01/11/2022

asc dhamaan asxpta nagu xeran waxaan rijeynaa in aad caafimaad qabtiin waxaan idinka raali galinayaa in aan wax muuqaal ah soo galin page_ka isbuucyadii la soo dhaafay mashquul jiro awgiis lkn insha allah dib ayaa u bilaabi doona cashiradii ku saabsanaa teknolojiyada . sidoo kale page_ka waxaan ku soo kordhiyay barnaamish aan ugu magac daray "maxaa cusub" kaas oo aan ku soo qaadan doono dhacdooyinka ugu waaweyn ee ka dhaca dunida .
fadlan hadii aad nagu cusub tahay nagu soo biir .
MAHADSANID.
"Rumee Riyadaada"

06/08/2022

Course:: HTML
Lesson 4::: download and installation of
vs- code

•°° Rumee Riyadaada 💯°°•

21/06/2022

Course::: HTML
Lesson 3::: structure of Html

°°Rumee Riyadaada 💯°°

18/06/2022

Course:: HTML
Lesson 2: web page and website

°°Rumee Riyadaada 💯°°

14/06/2022

Course:: HTML
Lesson 1::: introduction of html

°° Rumee Riyadaada 💯°°

11/06/2022

Course:: Web development
---> introduction of web development

°°Rumee Riyadaada 💯°°

09/06/2022

Asc dhamaan asxabta nagu xiran Waxaan rabnaa in aan bilaawo koorsada
"Web development" Oo aan ku qaadan doono seddex luqadood oo kala ah :---
•HTML
•CSS iyo
•JAVASCRIPT
Waxaana ka bilaabi doonaa HTML

Fadlan nagu soo biir si aan u kala faa'iideysano
Mahadsanidiin .

°°Rumee Riyadaada 💯°°

07/06/2022

Sidee wax isku bari kartaa 📝🎯

°°Rumee Riyadaada 💯°°

03/06/2022

Lesson 6::: Data and Information

°°Rumee Riyadaada 💯°°

30/05/2022

Lesson 5::::. Keyboard and mouse

°°Rumee Riyadaada 💯°°

26/05/2022

Lesson 4::::: Software

°°Rumee Riyadaada 💯°°

23/05/2022

Lesson 3:::: storage, communication and network

°°Rumee Riyadaada 💯°°

Want your school to be the top-listed School/college in Moq Dor?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

- Video Editing -       ••• Rumee Riyadaada 💯 •••
Our new intro --> HaPpy FriDaY-->           °°Rumee Riyadaada 💯°°
Course:: HTMLLesson 4::: download and installation of vs- code•°° Rumee Riyadaada 💯°°•
Course::: HTMLLesson 3::: structure of Html   °°Rumee Riyadaada 💯°°
Course:: HTMLLesson 2: web page and website    °°Rumee Riyadaada 💯°°
Course:: HTMLLesson 1::: introduction of html    °° Rumee Riyadaada 💯°°
Course:: Web development---> introduction of web development   °°Rumee Riyadaada 💯°°
Sidee wax isku bari kartaa 📝🎯   °°Rumee Riyadaada 💯°°
Lesson 6:::  Data and Information    °°Rumee Riyadaada 💯°°
Lesson 5::::. Keyboard and mouse      °°Rumee Riyadaada 💯°°
Lesson 4::::: Software  °°Rumee Riyadaada 💯°°
Lesson 3:::: storage, communication and network       °°Rumee Riyadaada 💯°°

Location

Category

Telephone

Website

Address

Moq Dor
Other Moq Dor schools & colleges (show all)
Isaaq niyuutan Isaaq niyuutan
Abud Waq
Moq Dor

school