Introduction:
The Torch Research and Scholarships Consultancy (TRSC) was founded in Feb-2017 and constitutes a pioneering, independent, private Research of scholarships and Recruitment services in the sectors of technology, Opportunities of Job Hunters , Scholarships,Consulting, innovation, Education, Job exposes and international collaborations.
Torch Research and Scholarships Consultancy (TRSC) in Somali that applied the methodology Jobs process Evaluating in a client scholarships and job seekers that Supporting Human resources and infrastructures to meet all the challenges providing quality solutions to private and public establishments,
TRSC was formed by a group of professional Somali Youth From Different University in Somali and foreign universities , today it is blessed with 8 Members and 15 Representatives, The members of TRSC include men and women from different skill sets. Information Communication Technology, professionals teachers, Librarians, farmers and other professionals
Torch Research and Scholarshp Consultancy
Torch Research and Scholarships is a member of the World Opportunity Forum.
Operating as usual
Waxaanu ku wargelinaynaa asxaabta sharafta leh inuu bilaabmi doono koorsada maamulka Istaraatiijiyadda (Strategic Management) ee bilaashka ah taariikhdu markay tahay 01/04/2023, waxayna soconaysaa 1 bil 29 maalmood oo sabti ah ilaa arbacada hadii alle yidhaahdo
Ujeedada koorsada
Maareynta Istaraatiijiyada (Strategic Management) waa xirfad lagama maarmaanka u ah goobta shaqada ee dammaanad qaadaya si kor loogu qaado saameynta aad ku leedahay hay'ad kasta iyo Wasaaradaha dowlada,
koorsadaan waxay kabaxaysaa whatsapp group, waana Direct self studying, https://chat.whatsapp.com/JxdyFQN9NehC4XztU35B8o waana free wax lacag ah lagaama rabo, laakiin hadii aad danaynisid Shahaadadeedda waad dalbankartaa hadaad imtixaanka ku baasto fee ayaad iska bixinaysid, course ku waa Direct Self Studying, waxaa lasoo dhigayaa page ka, looguma tala galin in ay ka qayb qaataan ardayda ka hooseeye Dugsi sare, waxaa loogu talagalay Dugsi sare, Diploma iyo waxii ka koreeye,
Koorsadaan waxaa kuu soo bandhigaya Torch Research and Scholarships Consulancy waxayna page keeda soo dhigtaa link yada jaamacadaga Aduunka oo dhan ee bixiya Scholarshipyada, waxaana ka faa’iidaystay arday badan,
waxaad haysataa fursad aad ku hesho tababar istaraatiijiyadeed oo wax ku ool ah oo aad noqoto khabiirka xafiiska marka ay timaaddo hoggaaminta habka la saadaaliyay ee hawlahaaga maalinlaha ah.
Koorasku waa bilaash waxaa kaaga dhiman in aad wakhtiga ilaalisid ood ku soo biirtid linkigaan https://chat.whatsapp.com/JxdyFQN9NehC4XztU35B8o Dhammaadka koorsada waxaa laqaadayaa imtixaan kadib waxaad dalban kartaa Shahaadada,
Haddii aad u baahato shahaado, waxaad codsan kartaa mid qiimaheedu dhan yahay $ 7 shahaado dhijitaal ah oo qaab PDF ah iyo $10 oo ah nooca galka adeg ah. Oo muuqaal qurxoon leh
Torch Research and Scholarships Consulatancy waxay leedahay Calaamad si rasmi ah loo sumadeeyay iyo sumad-ammaano ah, waa hab wanaagsan oo lagu wadaago guushaada aduunka. Waxa kale oo ay ku habboon tahay in lala wadaago loo-shaqeeyayaasha iman kara iyo calaamad muujinaysa sida ay uga go'an tahay inaad si joogto ah u barato, kor u qaaddo xirfadda oo aad gaadho natiijooyin sare.
Koorsada u qaado bilaash oo go'aanso inaad Qaadato shahaado cadayn kuu ah,
Maareynta Istaraatiijiyadeed ( Strategic Management) maanta waa hannaan adag oo u baahan xirfado horumarsan. Balaadhinta caalamiga ah, faa'iidada shabakada iyo wanaajinta kheyraadka ayaa dhinac walba ka ah xirfadda maaraynta muhiimka ah. Maareeyayaasha guuleysta waxay u baahan yihiin hagitaan cusub oo ku saabsan abuuritaanka iyo hirgelinta istaraatiijiyad wax ku ool ah. Unuggaan waxaa si gaar ah loogu talagalay inuu buuxiyo shuruudahan.
Cashiraddan waxa uu diiradda saarayaa ku-dhaqanka iyo fikradaha maamulka istiraatijiyadeed iyada oo la soo bandhigayo moodooyinka iyo qaab-dhismeedka ku habboon. Arrinta udub dhexaad u ah cutubka ayaa ah kasbashada faa'iidada tartanka: gudaha iyo dibadda, faa'iidada tartanka, xidhiidhka ka dhexeeya dejinta istaraatiijiyadda iyo hirgelinta, doorka hoggaanka istaraatiijiyadeed ee dejinta iyo hirgelinta istaraatiijiyada.
Ardayda waxaa lagu bari doonaa fikradaha maamulka istaraatiijiga ah waxayna sahmin doonaan qaab-dhismeedka muhiimka ah ee maamulka istiraatijiyadeed.
kusoo biir link gaan
https://chat.whatsapp.com/JxdyFQN9NehC4XztU35B8o
Turkiye Burslari Scholarships 2023-24 in Turkey (Fully Funded)
Provided by: Government of Turkey
Degree level: Bachelors, Masters, PhD
Scholarship coverage: Fully Funded
Eligible nationality: International
Award country: Turkey
Last Date: 20 February 2023
Apply Link: https://brightscholarship.com/turkiye-burslari-scholarships-2023-24/
Follow this Whatsapp link to get more Scholarships
https://chat.whatsapp.com/JxdyFQN9NehC4XztU35B8o
East China University CSC Scholarships 2023-24 in China (Fully Funded)
University: East China University of Science and Technology
Degree level: Master’s, PhD
Scholarship coverage: Fully Funded
Eligible nationality: International
Award country: China
Last Date: 28 February 2023
Apply Link: https://brightscholarship.com/east-china-university-csc-scholarships-2023-24/
Follow this whatsapp link to get more Scholarships
https://chat.whatsapp.com/JxdyFQN9NehC4XztU35B8o
The Ultimate Guide to Loans for Students
Details: https://brightscholarship.com/the-ultimate-guide-to-loans-for-students/
Loans for students are a financial tool that can help students pay for their education. They can be used to cover the costs of tuition, books, and other expenses related to attending college or university.
Follow this whatsapp link to get more opportunity
https://chat.whatsapp.com/JxdyFQN9NehC4XztU35B8o
Waxaa Xasuuq Bahalnimo ah ka socda puntland Taas oo ah Toogasho Filimaan Lasoo jilay Looga dhigay Markhaati
Thanks Our Colleagues
Siyaasada Soomaaliya Waa Mid Midabyo Badan. Waxaan keenay Role ka ay ku leeyahiin ajaanibta wadanka joogta
Xarunta Cilmibaarista iyo Wadatashiga ee Toosh
Torch Research And Consultative Centre
Muqdisho Somalia
DHACDADII ay dad diimo kala duwayn haysta ay ku wada farxeen (Maalintii Farxada)
Siidaynata Silvia Romano waxaa ka dhalatay Farxado farabadan oo Qolo walbaba si u Taabatay, iyadoo lasoo warinayo in dhinacyo aad ubadan ay ku lug lahaayeen siidaynta Gabadhaan,
1) Waxaa aad u farxay shacuubta reer talyaani oo gabdhoodii dib u helay kadib markii la afduubtay mudo 18 Bilood ka hor.
2) Waxaa sidoo kale si khaas ah u farxay Familkii ay ka soo jooday Silvia Romano oo iyagu qaarkood ilintu soo dhaaftay
3) Waxaa aad u farxay Dowlada soomaaliya oo kaalin wayn ku lahayd siidaynta iyo Strategy da Goobta lagu balamay in lagu sii daayo Silvia Romano
4) Waxaa kale oo aad ufarxay dowlada Qadar oo iyadu damaanad qaaday lacagtii lagu soo furtay Silvia Romano in aana la musuq maasuqin Balankii lala galay ee siidaynta Gabadha, kaalin wayne ku lahayd siidaynteeda
5) Waxaa sidoo kale farxad la dhoola-cadeeyay Dowlada Turkida oo iyadu kaga qayb qaadatay dhanka Technology da iyo Abaabulka iyo sirdoonka iyo isku xirka Bee'ada
6) Waxaa sidoo kale farxad la qoslay Xarakada al-shabab oo siidaysay gabadha markay TV ga Ka arkeen Silvia Romano oo xijaaban kuna dhawaaqday in ay diinta muslimka qaadatay magaceeduna caa’isho isku bixisay dhaxtaagana Dad ay isku farac yahiin oo diimo kale haysta Taas oo ay u arkeen in ay Taariikh u saariyeen Talyaaniga
7) Waxaa kale oo farxad kal iyo laab ah Farxay shacuubta Dunida muslimka oo aad u soo dhaweeyay soo islaamida Silvia Romano una duceeyay in uu alle ku sugo diinta islaamka
Waa ramadaan anagana waxaan leenahay Diinta Muslimka alle haku sugo Caa'isha
Click here to claim your Sponsored Listing.
Videos (show all)
Location
Category
Contact the school
Telephone
Address
Mogadishu
Abdiwelijaamac41@gmail. Com
Mogadishu, 12090985
ku soo dhawoow page kaaga oo kala soco wax cusub
Sinay Junction
Mogadishu, 252
SCIENTIFIC Tayo leh wuxuu dhaxyaalaa Iskuulka Facaweyn Ee AL-Nashad Scientific Center
Km4 Maka Almukaram
Mogadishu
City University Debate and Symposiums Union is a union of some of City University students whose aim
Taleh, Haji Basto
Mogadishu
Bogga waxa uu soo bandhigi doonaa waxqabadyada Kuliyadda injineeriyadda Jaamacadda Geeska Afrika- Ho
Al-Rahma School Of Languages Health Training
Mogadishu, 6819
Education doesn't come to you but it is gone