Daaci Islamic Tv Jigjiga

Daaci Islamic Tv Jigjiga

Share

waxaad naga heli doona warar,Warbixino iyo Barnaamijyo Xiiso badan.

20/05/2026

Maaha wax muran lagaliyo inu ilaahay inaga sareeyo

20/05/2026

Ku Naso Quranka Kariimka ah Qaarigan codka Dahabiga leh

20/05/2026

Waa Maxay Ruuxdu?,Maxay Dadka Hantida Badan Isudilaan? |Sh. Dr. Cabdibaasid

18/05/2026

Balaayo ma degto ilaa ay dadku dembiyo ku kasbadaan mooyaane.

25/04/2026
Photos from Daaci Islamic Tv Jigjiga's post 18/04/2026

Waxaa maanta magaalada Jigjiga lagu aasay sheekhii weynaa ee caalimka ahaa marxuum Sh. Cabdi Naasir Xuseen Cismaan, oo ka mid ahaa culimadii ugu magaca dheeraa ee gayiga Soomaalida.

Ilaahay ha u naxariisto marxuumka, dambigiisana ha dhaafo, Jannatul Firdawsana ha ka waraabiyo.
Samir iyo iimaan Allah haka siiyo ehelkii, qaraabadii, ardaydii iyo ummadda Muslimiinta ah ee uu ka baxay.

إنا لله وإنا إليه راجعون.

18/03/2026

Barri ma Ciid baa mise waa la soomayaa? Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland, Sh. Cabdillaahi Baashe.

17/03/2026

Jigjiga oo roobaysatay

14/03/2026

Tartankii Ugu Xiisaha Badnaa Ramadaan Oo Lagu Dhawaaqay Guulaystayaashii

Waxaa si rasmi ah loo shaaciyey saddexda tartame ee ku guuleystay Tartanka Cod Macaanida ee Daaci Tv, tartan si weyn u soo jiitay indhaha bulshada, kana socday magaalada Hargeysa intii lagu jiray bisha barakeysan ee Ramadaan.

Tartankan oo lagu soo bandhigay codad Qur’aan oo aad u qurux badan iyo hibbooyin gaar ah, wuxuu a noqday mid ka mid ah barnaamijyadii ugu xiisaha badnaa ee Ramadaanka. Tartamayaashu waxay soo mareen wareegyo kala duwan, ugu dambayna waxaa la doortay saddexda tartame ee kaalmaha h**e galay.

Tartanka ayaa sidoo kale muujiyey hibada iyo kartida dhalinyarada ku nool gayiga Soomaalida ee dhinaca Qur’aanka iyo cod macaanida.

Haddaba su’aasha ayaa ah:
Tartamihii aad taageeraysay bilowgii tartanka, ma ku jiraa saddexda ku guuleystay?

💬 Aragtidaada nala wadaag.

13/03/2026

Su’aasha: Meher ka ma marka la i siiyo uun baan sakada ka bixinayaa? | Dr. Khadar

11/03/2026

Ku nafis Aayadaha Qur’aanka Kariimka ah – Barnaamijka La Tuko Tahajjudka

Want your school to be the top-listed School/college in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address

October Hargeisa
Hargeisa