Mustafe Xasan

Mustafe  Xasan

Share

dacwada diinta ku faafiyo sh mustafe

19/05/2026

Waysayso inay dumarku jabinayn baa xaga daliilka xoogan sh.Dirir

18/05/2026

ثلاثة ليس لها أمان المال، والسلطان، و الزمان وثلاثة محبوبة في كل إنسان التقوي والشجاعة والصراحة وثلاثة ترفع قدر الإنسان وتشرفه الامانة والصدق والاجتهاد فحرص علي نفسك في هذه الدنيا فالصيت يفني ولايبقي الا صالح الاعمال

18/05/2026

Waxyaabaha lagu camirayo tobanka Dul-Xijjah:
Salaadda la badiyo – gaar ahaan salaadaha sunnada iyo jamaacada.
Soonka – gaar ahaan maalinta 9-aad (maalinta Carrafo) qofka aan xajka joogin.
Dikriga iyo takbiirta – in la badiyo: Allahu Akbar, Alhamdulillaah, Subxaanallaah, Laa ilaaha illallaah.
Quraanka akhrintiisa – iyo fahamkiisa.
Ducada badan – kheyr adduun iyo aakhiro la waydiisto.
Sadaqada – masaakiinta iyo dadka baahan la caawiyo.
Waalidka iyo qaraabada wanaag loo sameeyo.
Towbad iyo istighfaar – dambiyada laga noqdo.
Qurbaan diyaarintiisa – qofkii awooda leh.
Camal kasta oo wanaagsan la kordhiyo – maxaa yeelay waa maalmo aad u fadli badan.

17/05/2026

Fadaaisha ay leeyihiin tobanka h**e ee dulxija
Sh.maxamed cali Gadhle

17/05/2026

Rasuulka salalahu calayhi wasalam waxa uu ahaa mid cad oo Quruxbadan Sh.barbaraawi
Fadlan sii share garee .

17/05/2026

Maanta oo ah Axad, 17 May 2026, taariikhda Islaamka (Hijriga) waa 30 Dul-Qacda 1447 Hijriya (30 Dhul-Qi’dah 1447 AH) sida jadwallada Hijriga ee maanta muujinayaan. Waxaa jiri kara kala duwanaansho hal maalin ah iyadoo ku xiran aragtida dayaxa .

17/05/2026

"Siciid ibn Jubayr —Allaha u naxariistee— marka ay soo galaan tobanka maalmood (ee Dul-xijjah), waxa uu u dadaali jiray dadaal aad u daran, xataa wuxuu ku dhowaan jiray inuu awoodi waayo (oo uu aad u daalo daacadnimo iyo dadaal dartiis)."

16/05/2026

Laba fadli oo lagu helo saliga nabiga scw sh.barbaraawi

15/05/2026

Faiidooyinka waxa ka mida in alle amaanay dadka aan waxba laabtooda walaalahood ugu hayn sh.dirir

15/05/2026

Saddex faa iido oo laga helo saliga nabiga sh.barbaraawi

14/05/2026

Fadliga lagu helayo maydhashada jimcaha iyo h**e oo loo tago jamaca imaamka oo lagu dhowaado hadalka la iska daayo waa wax weyn .

sii faafi wl sidaad khayr badan u heahid

Want your school to be the top-listed School/college in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Hargeisa
252