Dugsiga H/dhexe&sare ee Uus_kure

Dugsiga H/dhexe&sare ee Uus_kure

Share

Kusoo dhowaada bogga rasmiga ah ee Dugsiga Hoose/dhexe iyo sare ee Uuskure
Uus_Kure primary, Intermediate and secondary school 🏫

Photos from Dugsiga H/dhexe&sare ee Uus_kure's post 25/05/2025

Bismilaahi ,
Sawirro, 25/05/2025 waxaa maalintii 2aad si habsami leh uga socda deegaanka uusgure ee degmada dangorayo imtixaanka shahaadiga ah eee sanad dugsiyeedka 2024-2025 .

17/04/2025

Mahadcelin
Dhammaan mahad Ilaahay bay u sugnaatay oo noo suurtageliyey inaan maanta gaarno guushan qiimaha leh. Waxaan si gaar ah ugu mahadcelineynaa dhammaan maamulka, macalimiinta, ardayda iyo waalidiinta Dugsiga Sare ee Uusgure, kuwaas oo dadaalkooda, niyadsamida iyo wada shaqeyntooda ay sababtay inaan helno kaalinta saddexaad iyo abaalmarintan qiimaha leh ee $2,000.

Sidoo kale, waxaan u mahadcelineynaa Salaam Bank iyo dhammaan hay’adaha taageeraya waxbarashada oo dhiirrigelinaya dadaalka dugsiyada sare.

Waa bilow wanaagsan, waxaana rajeyneynaa in aan halkii ka sii wadno si aan uga miro dhalinno horumar waara.

Wasaaradda Waxbarashada Iyo Tacliinta sare ee Puntland Dugsiga Sare ee Uusgure – Dangorayo

04/04/2025

Uusgure School 🏫
من طلب العلى سهر ليالى

03/04/2025

Hamabalyo Dhamman Tageerayaasha Iyo Tarmayaasha Schoolka Uusgure Oo Galay Kaalinta 3 Aad Barnaamijka Tar iyo tacliin Ee Schoolada Puntalnd
Mahdsanidiin Dhammantiin

01/04/2025

Guushii way dhowdahay caawa insha allah xilli h**e hala isdiyaariyo tartamayaasha iyo taageerayaashaba

29/03/2025

Guul Sharafleh Dhamaan Tartamyaasha Iyo Tageerayaasha Waa Mahadsan Tihiin
Guuli waa Wili الحمد لله

24/03/2025

Uusgure tartanka way ku cusubtahay , lknse aqoonta waa ka qaan-gaadh.

21/03/2025

Uusgure tartan ayu ku cusub yahay balse aqoonta kuma cusba

21/03/2025

Hambalyo dhammaan tartamayaasha iyo taageerayaasha dugsiga sare ee uusgure

20/03/2025

Ogaysiis ogaysiis dhammaan tartamayaasha iyo taageerayaasha Dugsiga H/dhexe&sare ee Uus_kure in aynu isreebreebkii weji kowaad ku soo baxnay siiba tartankii guruubada insha allah habeen dambe waa waqtiga aynu u soo bixi doona wareega saddexaad ee tartan iyo taclin hadaba dhamman tartamayaaasha iyo taageerayaasha waa in heegan la ahaado waqtigana la ilaaliyo oo xilli h**e la yimaado iskuulka.
Mahadsanidiin

17/03/2025

Guul

Want your school to be the top-listed School/college in Garowe?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Garowe