Videos by Al bayaan primary & secondary school in Afgoye. Al bayaan school is a private school which offers high quality education of primary and secondary stages.
Wasaaradda Waxbarashada, waxa ay shaacisay wakhtiga rasmiga ah ee la galaayo Imtixaanka Fasalka 12aad ee sannad dugsiyeedka 2023/2024.
22/june/2024
Guud ahaan ardayda Soomaliyeed gaar ahaan bahda reer Al bayaan primary & secondary school guul ayaan u rajeyneynaa insha allaah.