Al-bushra quran online academy
Nearby schools & colleges
السعودية
السعودية
Ethiopia
48850753
24231
السعودية
السعودية
مكة
Abu Dhabi
96652
Kabe
Alharam
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Al-bushra quran online academy, Tutor/Teacher, Mecca.
Operating as usual
Alle ha ina waafajiyo khayrka.
Fadlan Share-gareey.
Goormaa kuugu danbaysay wadaantaas!?.😀
Cawskaas magacii?
Magaciisa sheeg?
Xoogaa faahfaahin ahna sii raaci.
Quulle jeerin
Jeerinku waa geed ka mid ah dhir qodoxeedka gayiga soomaalida ka baxa oo u badan dhulka carrisyada ah,Inta badana waa geed isbalaadhiya oo dhulka ku baaha waana geed ay gabbaadka dhigtaa intabadan bahalaha hoose Sida (Masaska iyo abeesooyinka).
Jeerinku wuxuu bixiyaa jeefin la yidhaahdo quulle.
Waxaan ku xasuusta dabagallaha oo intuu soo g**o qaado ciidda ku soo aasa!😀.
Soo raaci adna wixii xog.
Salamadhle, shalamadhle ,talaabo ninle, wadki Arag.
Mid ka mida haada ku nool dhulka soomaalida kuwooda ugu waawayn , Waxay xawayaankan soomalidu ku xantaan inuu socod wanaagsan yahay.
Wuxu ku nool yahay inta badan waqooyiga dhulka soomaalida , wuxu u nool yahay lamaaneyaal oo inta badan ma arkaysid mid kaliya.
Waligaa ma aragtay salamadhle?
Dunidan qof bilaash u shaqaynayaa majiro, cid waliba ujeedo qeexan bay leedahay
Dhallinyaro badan (wiilal & gabdho) oo wakhti badani kaga lumi jiray hawlo badan oo aan ujeedo cad lahayn ayaa waayadan dambe tubta saxan haya.
Haa, waa muhiim inaad garato ujeedada koonkan laguu keenay weliba ka faaidaysato dhallinyaranimadaada.
Geedkan magaciisu waa Wan-Cad
Waa geed gaab ka baxa gayiga soomaalida,waa geed wada cad ilaa caleentiisu,Inta badan maysida cuna waxaa ka mid ah idaha inta ogaalkayga ah.
Waxaan xasuustaa galab aniga oo adhiga mayracinaya ayaan dhalin kale deleb ciyaar qabsanay markaa adhigu wuxuu iga xigay ina qorax udhaca,markaan is dhaho adhigii bidhaami ayaa waxaa ii muuqda caddaanka geedka oo qoroxdu hayso,sow arigiin mar h**e ayuu duubmay.
Kolkaa geedkan marmarka qaar waa lagu dagmaa!😃
Adna kusii dar wixii xog.
Geedkan deegaanada soomaalida magacyo kala duwan baa looga kala yaqaanaa oo ay ka mid yihiin.
1: Boqoshaar
2: waarig
3: barkin Waraabe
4:barkin dhurwaa
Hadaba deegaankaaga maxaa looga yaqaana?
Click here to claim your Sponsored Listing.
Videos (show all)
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Mecca
Mecca
أول أكاديمية لتحفيظ القرآن بالخرائط الذهنية للأطفال
Mecca, 24231
Islam History, Islamic Events, Hadees and Sunnat, Zikar o Azkaar, Quranic Duayen, Motivational quotes
Saudi Arabia, Makkah
Mecca
حب الانجليزي تتعلمه صح وده هدفنا في ماما تيتشر ودي رسالتي مع اطفالكم Our mission; is how to make your kids love to learn English