21/02/2023
Kaptanka xulka Portugal wilkoga dhaimanka Cristiano Ronaldo ayaa.mar laga waydiyay.in..u kafadhisan dono xulka Portugal lkn wax jawab kamusaxixin wuxuna kudaray in uu qofwaliba go mustaqbalkisu aw gacantisaa ay kujirto
Cristiano 🙏💪💪💪