معهد الإمام الشوكاني

معهد الإمام الشوكاني

Partager

لَيْسَ العِلْمُ مَا حُفِظَ، إِنَّما العِلْمُ مَا نَفَع

Fonctionnement normal

18/02/2025
15/02/2025

Dardaaran muhiim ah uusoo jeediyay Sh Abdi Rahmaan Ali Hagar .

09/02/2025

Su,aalo iyo jawaabo

07/02/2025

إنالله وإنا إليه راجعون
Maamulka Machadka, macalimiinta, iyo ardaydu waxay ka tacsiyeynayaan geerida ku timid Alla ha u naxariistee C/rixmaan Xasan Cabdullaahi, oo ka mid ahaa ardayda machadka. Ehelkiisa, qaraabadiisa, iyo asxaabtiisana waxaan leenahay samir iyo iimaan Allaha idinka siiyo.

Galabtana waa galab Jimce ah ee aan ducada u khaalis yeelno. Jannatul Firdowsa Allaha ka waraabiyo, qabrigiisana Allaha u waasiciyo. Innaa Lillaahi wa Innaa Ilayhi Raajicuun.

06/02/2025

Warbixin:- Ardayda qeybta khamiista iyo jimcaha ee machadka Al-imamu shawkaani oo maanta u fadhiistay imtixnaaka nisfiga ee machadka.

Photos from ‎معهد الإمام الشوكاني‎'s post 06/02/2025

Ardayda qeybta khamiista iyo jimcaha ee machadka Al-imamu shawkaani معهد الإمام الشوكاني oo maanta u fadhiistay imtixnaaka nisfiga ee machadka.

05/02/2025

Waano ku socoto gabdhaha
SHEEKH: Maxamed M Cabdi Raxman

01/02/2025

WARBIXIN.

Photos from ‎معهد الإمام الشوكاني‎'s post 20/01/2025

Hal isbuuc kadib waxaa soo idlaaday imtixaankii nisfiga oo ay si wadajir ah u galeen guud ahaan ardayda machadka imamu shawkaani

17/01/2025

Maamule kuxigeenka Machadka ayaa ka qeyb galay xaflad lagu maamuusay carruurtii uu dhalay Allaha u naxariistee Sheekh Maxamed C/raxmaan Al-Baabili oo dhammeeyay Qur'aanka Kariimka Sheekh Maxamed, oo ka tirsanaa bahda Mu’asasada Hooyo Maryan, gaar ahaan Jaamacadda Caalamiga ah ee Al-Nour Waxaan u rajeynaynaa in carruurta Sheekh Maxamed ay sii wadaan dadaalkooda iyo himilooyinkooda, waxaana rajeynaynaa inay noqdaan tusaale wanaagsan oo dhiirrigelin u ah kuwa kale.

_____________
Dhamaad

Wixii faafaahin ah Nagala soo xariir Tel:- 0613888895

E-mail
[email protected]

Photos from ‎معهد الإمام الشوكاني‎'s post 12/01/2025

Waxaa maanta si toos ah u bilawday imtixaanka nisfiga ahaa ee Machadka Al-imamu shawkaani, معهد الإمام الشوكاني waxaana daahfuray ustad Abdirisaq Ibrahim muxumed maamule xigeenka Machadka.

06/01/2025

Baaq Nabadeed Oo Ku Socda Bulshada Soomaaliyeed Sh Maxamed M Cabdi Raxman .

05/01/2025

Gabay ka hadlayo qabyaaladda xumaanteeda
FG: gabayga waxaa curiyay abwaan dhicisoow.

04/01/2025

Baaq Nabadeed.

Maamulka Machadka, Macallimiinta, iyo Ardayda,
Inagoo ka duulayna mas'uuliyadda bulshada iyo danaha guud ee dalka, maamulka Machadka, macallimiinta, iyo ardayda waxay soo saareen baaq nabadeed oo ku wajahan dadka Soomaaliyeed ee ku dagaalamaya qaar ka mid ah gobollada dalka.

Vous voulez que votre école soit école la plus cotée à Democratic Republic of the ?

Cliquez ici pour réclamer votre Listage Commercial.

Vidéos (voir toutes)

Dardaaran muhiim ah uusoo jeediyay Sh Abdi Rahmaan Ali Hagar  .
Su,aalo iyo jawaabo
Warbixin:- Ardayda qeybta khamiista iyo jimcaha ee machadka Al-imamu shawkaani oo maanta u fadhiistay imtixnaaka nisfiga...
Waano ku socoto gabdhahaSHEEKH: Maxamed M Cabdi Raxman
WARBIXIN.
WARBIXIN.

Site Web

Adresse


Democratic Republic Of The